Musab model

Musab model Travel vlogger sharing real stories, cultures, and breathtaking places from Africa and around the world.

06/09/2026

Geel-Jire reer afgaab iyo drone marki kobaad Ee uu arko…..😅

05/09/2026

😱Ceel ay ishiisu bada ka imaato ayan muqaal kasoo diyaariyay saxibyaal

YouTube channel kyga qaybta comment ga ayaan soo dhigi subscribe ino Saar halka Kala soco👏

05/09/2026

Bulsho ay ka maqanyihiin baahiyihi aas aasiga ahaa ayan booqday

center ka ceesaan-dhoore Ee Degmada barey 📍

03/09/2026

Hooyo ❤️30KM ama 20KM bey u aroori habekina markey so laabato ini ninku ul dabada u qabto….

03/09/2026

Ceelki kiyeer buuxe📍

Lagdin faqiireed ii tur buu dhahay saxib 😅

01/09/2026

Aad bey ugu diirsaden shacabku Dawladeena iyo xisbiga PP Mahadsanidiin ❤️Xafiiska Biyaha ee DDS

Waxa maanta si diiraan loogu soo dhaweyay Degmada yeed Ee Gobalka Bakool KG Somalia 🇸🇴 Wafti Uu Hogaaminayo Musharax xil...
31/08/2026

Waxa maanta si diiraan loogu soo dhaweyay Degmada yeed Ee Gobalka Bakool KG Somalia 🇸🇴
Wafti Uu Hogaaminayo Musharax xildhiban Abdifatah shekh Ibrahim

Shaqsi walbo oo isu soo taago inuu bulshada Sharafta leh ka codsado codkooda rabana inuu ku matalo siyaasada wan soo dhawaynaynaa

Waxa Xusid mudan in D/yeed ay Ka maqanyihiin xuquuq faro badan oy ku leedahy Mamulka KG iyo Dawlada dhaxe

31/08/2026

Kadib mashruucii biya galintii laga sameyay Degmada barey shacab ka ayaa guryaha ka samaystay beero…

Masharicihi h**e shacabka barey sii fiican ayay uga faa’idaysten waxayna mudanyihiin Kuwo cusub in loo qabto

30/08/2026

Dhalinyarada tahriibayso dhulkooda ha imaansadaan isaga ayay hormar ka samayn karaan si kalsooni lehna ugu Nolaan karaan…

Address

Jijiga

Telephone

+251915655915

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Musab model posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Musab model:

Shortcuts

Share