Raage Media

Raage Media 🌎 Halkaan ka ogow waxa dunida ka socda

🚨 Breaking News | Worldwide Updates

This is my official page, join me Thanks.
β€Ž

03/06/2026

Sheeko dhexmartay oday reer xamar ah iyo gabadh reer hargeysa ah dagaalki maanta.

03/06/2026

Ma aragtay biyodhac ka qurux badan Soomaaliya gudaheeda? Haddii uu jiro commentga nagula wadaag.

27/05/2026

War Degdeg ah: Guddoomiyaha Garsoorka Puntland Cabdalla Shiikha, Jookar, M. Saadiq iyo Sayid Cali oo kamid ahaa Garsoorayaashii maamulayey Ciyaartii Boosaaso iyo Qardho ee Koobka Calmiskaad ayaa Saaka shil gaari ku galay Kaantaroolka Bari ee magaalada Garoowe.

Garsoorayaasha ayaa ka ambabaxay magaalada Boosaaso oo ay shaqo u joogeen, iyagoo ku sii jeeday Magaalada Garoowe waxaana la xaqiijiyey in aysan jirin wax khasaare nololeed ah oo ka dhashay shilka.

25/05/2026

Qardho oo garoonka kabaxday kadib markii goolhayaha card cas laga siiyey iyo garowe koobki forfeit ku qaaday.

23/05/2026

Hadaad nabad rabtaan awood laydinkaga baqo lahaaπŸ’ͺ

23/05/2026

Gelbinta wakiilka ugaaska beesha dishiishe ee axmed harti Ibraahim Ugaas Yaasiin Ugaas Cabdirixmaan.

Magaalda Bossaso.

23/05/2026

Shaacinta Wakiilka Ugaaska Beesha Dishiishe ee Axmed harti Wakiil Ibraahim Ugaas Yaasiin Ugaas Cabdirixmaan.

23/05/2026

Haku kadsoomin Bossaso DeeqaπŸ’ͺ

23/05/2026

Xaflada shaacinta wakiilka ugaaska beesha dishiishe ee axmed harti Ibraahim Ugaas Yaasiin Ugaas Cabdirixmaan.

22/05/2026

Gobolada kale marka laga badiyo waa isku duubni bay kasii qaadaan laakin gobolka bari dhibaatada haysata maxay tahay in maalinka laga badiyo qofba qofkale eedaynayo.

Address

10 Sutherland Street
Leicester
LE21DS

Telephone

+252907952526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raage Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Raage Media:

Share