XamarDaye

XamarDaye Xamar

03/03/2026

DEG-DEG

Talaabiib oo hadda Tahliisha Tehraan gaartay.

03/03/2026

Netanyahu ayaa u sheegay Fox news : “Waqooyiga Kuuriya waxay heystaan gantaallo iyo hub nukliyeer ah, laakiin ma ku dhawaaqaan Mareykanka ha dhinto… Iiraan waxay 50 jeer ka khatar badan tahay Waqooyiga Kuuriya.”

03/03/2026

DEG-DEG

Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga dowaldd dalka Iran ayaa Duqeyn lagu dilay, sida ay ku warrameeyso Al Carabiya.

Kaliya labo maalin ayuu xilka hayay, waana Wasiirkii labaad oo Gaashaandhig ah oo laga dilay Iran, muddo shan maalin gudaheed.

17/02/2026

Guddoomiyaha Degmada Balcad, Md. Kaasim Cali Nuur (Furdug), ayaa guud ahaan Muslimiinta Caalamka, gaar ahaan bulshada reer Balcad iyo shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, ugu hambalyeynaya bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Bishan Soon-qaadku waxay ku soo beegantay xilli adag oo dalkeenna ay ka jiraan duruufo iyo abaaro saameeyay dadka iyo duunyada. Guddoomiyuhu wuxuu bulshada reer Balcad iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ku boorrinayaa inay is-kaalmeeyaan, isla markaana hoos u eegaan oo u gargaaran kuwa nugul, si Alle inoogu naxariisto.

Ramadaan Kariim.

12/12/2025

Guddoonka Golaha Deegaanka Degmada Balcad.

03/12/2025

Hadal-Jeedinta

Kusimaha Gudomiyaha Degmada Balcad ahna Gudomiye kuxigeenka 1 aad Md Ismacil Bare Nur

SAWIRO- XAFALADDA QORI-TUURKA DEGAANADA IYO KOOXaha SERIE A EE BALCAD
30/11/2025

SAWIRO- XAFALADDA QORI-TUURKA DEGAANADA IYO KOOXaha SERIE A EE BALCAD

18/11/2025

Salaada Roob-Doonka Balcad

Maamulka Degmada Balcad iyo Shacab Reer Balcad Ayaa Goob Fagaare Ah Ku Oogay Salaada Roob-Doonka Ah. iyagoo Alle Uga Baryay Roob Khayr leh oo Naxariis wata.

15/11/2025

Balcad Iyo Maanta Wasiir Karoore.

11/07/2025

Balcad. 6/Luuliya/2025

Mahad-ceminta Guddoomiyaha Golaha deegaanka Degmada ahna duqa magaalada balcad Xildhibaan Kasim Ali Nur

Kulan Saaxiibtinimo Garsooragaasha Xariirka Kubada Cagta Somalia VS Xariirka Kubada Cagta Degmada Balcad Dr Ayuub Jeenyo...
20/06/2025

Kulan Saaxiibtinimo

Garsooragaasha Xariirka Kubada Cagta Somalia VS
Xariirka Kubada Cagta Degmada Balcad

Dr Ayuub Jeenyo Balcad.

06/05/2025

Nin dabaal ah ayaa h**e u dhumay. Waa la raadiyay, ugu dambeyntiina waa la helay. Intaan la helin, dadku hadal badan bay ka sheegeen. Markii la helayna wuxuu yiri: 'Maxaad iga dheefaysaan? Hadda dhuma haddana!"

Ceebey Tacaal.

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XamarDaye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to XamarDaye:

Share

Category