Elsar Media Production

Elsar Media Production Elsar Media is Digital marketing and photo/Video Company that offers high quality product and servic

08/09/2026

Reer Sanaag Nabadu Dan Bay idiin tahay Waa in aad ka shaqaysaan Nabada Gobolka Maxamuud Siciid Cadaad

08/09/2026

Badhasaabkan waa Badhasaabkii 3-aad ee aan la shaqeeyo. Aniguna waxaan rajaynayaa inaan noqdo Badhasaabka xiga, waayo… SeaMore!

— Xoghayaha Gobolka Ayro

08/09/2026

Reer Sanaagow, waxaan aaminsanahay in aanu idinku leenahay hal arrin, idinkuna aad nagu leedihiin hal arrin. Labadaas arrimoodna waxay yihiin..SeaMore

08/09/2026

Abtiyaday Dhulbahante, fariinta aan halkan idiinka dirayo waxa weeye: inay naga aqbalaan oo ay ajiibaan gogoshii nabadeed ee uu Madaxweynuhu dhigay, haddana aniga uu ii soo diray SeaMore

08/09/2026

Badhasaabkii h**e ee Gobolka Sanaag:“Anigu maanta waxaan xilka wareejinayaa, iyadoo aanay jirin goob dagaal ka socdo, meel lays hor fadhiyana aanay jirin, dalkuna uu yahay mid ammaan ah.”

08/09/2026

“Gogosha nabadda ee jiidali taala hadii laga kac boodo, wax heshiis ah oo dhacaya ma jirto .”

— Jiif Caaqil Aadan Jaamac Faarax

08/09/2026

Badhasaabka gobolka sanaag Talada aanu ku keenay ayaa ah yaa dhulbahante keeni kara Axmed Cabdi Muuse {Isdeber}

𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛𝐬𝐡𝐢𝐢𝐥 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩  iyo 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐧𝐠𝐢𝐫𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚 ayaa maanta munaasabad sagootin ah u sameeyey shan arday,...
08/09/2026

𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛𝐬𝐡𝐢𝐢𝐥 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩 iyo 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐧𝐠𝐢𝐫𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚 ayaa maanta munaasabad sagootin ah u sameeyey shan arday, kuwaas oo sannadkan ku guulaystay deeqda waxbarasho ee 𝐂𝐡𝐞𝐯𝐞𝐧𝐢𝐧𝐠 𝐒𝐜𝐡𝐨𝐥𝐚𝐫𝐬𝐡𝐢𝐩.

𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛𝐬𝐡𝐢𝐢𝐥 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩, oo taageerta barnaamijka 𝐂𝐡𝐞𝐯𝐞𝐧𝐢𝐧𝐠 𝐒𝐜𝐡𝐨𝐥𝐚𝐫𝐬𝐡𝐢𝐩, ayaa mar kale muujisay sida ay uga go’an tahay taageerada waxbarashada iyo kobcinta aqoonta dhalinyarada, iyadoo aaminsan in maalgelinta aqoontu ay laf-dhabar u tahay horumarka iyo mustaqbalka bulshada.

  Qaybta 5aad Waxaa maanta magaalada Ceerigaabo lagu qabtay xaflad xil-wareejin ah, oo xilka Loogu kala wareejinaayey Ba...
08/09/2026

Qaybta 5aad Waxaa maanta magaalada Ceerigaabo lagu qabtay xaflad xil-wareejin ah, oo xilka Loogu kala wareejinaayey Badhasaabkii h**e ee Gobolka Sanaag iyo ku-xigeenkiisii, iyadoo sidoo kale lagu soo dhaweeyey Badhasaabka cusub ee Gobolka Sanaag iyo ku-xigeenkiisa. See less See less

  Qaybta 4aad  Waxaa maanta magaalada Ceerigaabo lagu qabtay xaflad xil-wareejin ah, oo xilka Loogu kala wareejinaayey B...
08/09/2026

Qaybta 4aad Waxaa maanta magaalada Ceerigaabo lagu qabtay xaflad xil-wareejin ah, oo xilka Loogu kala wareejinaayey Badhasaabkii h**e ee Gobolka Sanaag iyo ku-xigeenkiisii, iyadoo sidoo kale lagu soo dhaweeyey Badhasaabka cusub ee Gobolka Sanaag iyo ku-xigeenkiisa. See less See less

Address

London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Elsar Media Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share