Sanei

Sanei Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sanei, Photographer, Dublin 1/24, Dublin.

maxa kuu mooqda adiga ???
22/07/2026

maxa kuu mooqda adiga ???

20/07/2026

wadanka Belgium waxa wuu ku jiraa malmaha fiistada
adiga goorme bistadaada waaye ???





18/07/2026

kani waa train ukala gosha magaaloyinka waane mid dhiriya wadan kasto uu liyahay
lkn somalia wey samisan kartaa marka maxaa naga hurtagaan oo aan u samisan la’nahay marka





Beautiful 
18/07/2026

Beautiful 

18/07/2026

Kerry Ireland

Halkan waa goob dalxiis waxaa u dhaw magalo yar oo ay ku nool yihiin 3kun oo qof

Caasimada dalka Ireland waxa ay u jirtaa 3 saacadood

Di**le sanadkii waxaa booqasho u timaad 250 kun oo qof.

Buurahaas iyo dhagaxaas aad aragtaan waa lacag

Sidaan filaayo buuraha calmadoow ayaa u dhigma

Lacag ma laga sameeyaa ?

meshaan waxaa ku nool daad aad iyo aad u badaan hadane waxa ku nool  qaxooti oo kakala  yimed  Afrika. Asia. Europe !...
17/07/2026

meshaan waxaa ku nool daad aad iyo aad u badaan
hadane waxa ku nool qaxooti oo kakala yimed Afrika. Asia. Europe !
yaa ku badan ayaa is lidahay adiga??

17/07/2026

meshaan waxa ee uu xurisan tahay bus iyo traam waane Korenmarkt centrum gent
Belgium





17/07/2026

Di**le Ireland

Halkan waa Di**le , Ireland

Waa magaalo aad u yar waxaa ku nool 3kun oo qof
Lakin sanad walba waxa ay soo jiidataa oo booqasho u imaado in ka badan 250 kun qof

Maxeey sidaas dhan dadka ugu jecel yihiin oo dadka ay ku arkeeyn
Jawaabta waa sidaan

Deegaanka ku hareeraysan waxaa loo yaqaan Jasiiradda Di**le (Di**le Peninsula), wuxuuna caan ku yahay xeebtiisa dhagaxa badan ee gaarka ah, muuqaallada dabiiciga ah ee aadka u quruxda badan, iyo buurihiisa cagaaran ee sumurudda u eg.

Colourful
17/07/2026

Colourful

16/07/2026

dowladda somalia hadii ee ka fai’sato dhisida guryaha wax badan ayey ka faai’di la heet wayo dowladdha qar kooda waxa ee lacag ka simiyaan guryaha lkn dowlda somalia tas ma fahan sano
adiga xamzy kula tahay ????





Address

Dublin 1/24
Dublin

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sanei posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category