Apex Institute

Apex Institute Apex Institue of Professional Studies, waa Machad Lagu Barto Dhamaan Xirfadaha, Computerka, Luuqadaha, Xisaabta iyo Farqurxinta

15/08/2026

Haku Bilaabin Futures! Baro Crypto Si Sax ah

Ardaydu waxay bartaan maadooyin badan… Laakiin imisa arday ayaa barta sida lacag loo Sameeyo?Dunidu maanta waxay u waree...
14/08/2026

Ardaydu waxay bartaan maadooyin badan… Laakiin imisa arday ayaa barta sida lacag loo Sameeyo?
Dunidu maanta waxay u wareegaysaa Cryptocurrency iyo Blockchain. Qofkii maanta barta xirfadahan, wuxuu isu diyaarinayaa fursadaha dhaqaale ee mustaqbalka!
Waxyaabaha aan ku baranayno waxaa ka mida:-
Waa maxay Cryptocurrency iyo Blockchain?
Sida Bitcoin iyo lacagaha kale u shaqeeyaan.
Sida loo isticmaalo Binance iyo Crypto Wallets.
Sida loo iibsado loona iibiyo Cryptocurrency.
Spot Trading, P2P Trading iyo Technical Analysis.
Iyo sida khatarta loo maareeyo si aad u ilaaliso lacagtaada.
Haddii ardaydu bartaan xirfadahan, waxay heli karaan aqoon ay uga faa’iidaystaan ganacsiga iyo fursadaha cusub ee internetka.
Haddii aad doonayso inaad Crypto barato, xirfad cusubna lacag uga samayso, maanta imow Apex Institute!
Apex Institute — Guriga Xirfadaha Computer-ka!
Nagala soo xiriir: 0720 919 512.

Waxaan qaadanaynaa arday cusub oo forex Trading
24/05/2026

Waxaan qaadanaynaa arday cusub oo forex Trading

24/05/2026

Background & Course Overview - Horudhac

24/05/2026

Types of Keyboards (Basic Overview) (Computer Packages) Casharka 1aad - Part3

24/05/2026

Importance of Typing Skills in Today’s Digital World (Computer Packages) Casharka 2aad - Part2

24/05/2026

Computer Packages (What is Typing?) Casharka 1aad - Part1

08/03/2026

Freelance Maanta Baro Iska Diiwaangali Apex Institute

07/02/2026

ICDL Course isdiiwaangeli Maanta
0720919512

05/02/2026

Dropshipping Iska Diiwaangeli
Contact 0720919512

Address

Jam Street
Mogadishu
00610

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Apex Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Apex Institute:

Shortcuts

Share

Category