Zamzam himilo

Zamzam himilo zey Zamzam Abdiwahab Officially Page

Akhriska ayaan bartay kadibna waxaan helay boqolaal fikradood oo beddeley noloshayda.🌸 Waxbaan jeclaaday waxaana aan fur...
07/08/2021

Akhriska ayaan bartay kadibna waxaan helay boqolaal fikradood oo beddeley noloshayda.🌸 Waxbaan jeclaaday waxaana aan furtay albaabo ii sababay helitaanka farxado badan iyo xasillooni aan xad lahayn.🥰❤️👨‍❤️‍👨

17/04/2021

Waxa jira Qof kaa dhigaya Inadan u baahnayn qof walba _maxa yeelay waxad ka dhex helaysaa qof walba isaga❤️

U jecloow sidii oo ayna joogin dunidan gabadh labaadi❤️
31/01/2021

U jecloow sidii oo ayna joogin dunidan gabadh labaadi❤️

Hadaladay kugu soo tuurtuurayaan sidii oo aad tahay bilaa qalbi😒😏
30/01/2021

Hadaladay kugu soo tuurtuurayaan sidii oo aad tahay bilaa qalbi😒😏

Farxadu nolosha macno ayay u samaysaa murugaduna dhadhan ayay nolosha u yeeshaa. inaad faraxsanaataa waa qayb kamida nol...
29/01/2021

Farxadu nolosha macno ayay u samaysaa murugaduna dhadhan ayay nolosha u yeeshaa. inaad faraxsanaataa waa qayb kamida nolosha inaad murugoto oo dhibaato ku haleesho waa cashar wayn. In aad wada dhadhamisaa noloshaada ayay wax wayn ka badalaysaa.
hadii aad mar murugooto ha u qaadan in noloshaado dhan ay saas ahaanayso. hadii aad farxad la ilmaysana waa in aad maanka ku haysaa in murugo mar uun ku haleeleyso. Murugada cashar ka qaado farxadana ha isku ilaawin.
Noloshu waa sida piano da oo kale waxay leedahay faro madmadaw iyo faro cadcad waa in aad isku taabataa labadaba si noloshu laxan macaan kuu samayso.

02/01/2021

Usheeg naftaada inaysan muhiim ahayn inay samayso wax walba oo dadku samaynayan, kaduwanow dadka kale, ahow ruuxa aad tahay, ha isku dayin inad qanciso ruux walba, ku kalsonow naftada, korna uqaad qiimeheda

Amzing sunshine❤💯
01/01/2021

Amzing sunshine❤💯

31/12/2020

Waan huba ma ihi qofka ugu fiican aad aragtay noloshaada 'lkn waxaan huba maalin uun marka aad ixasuusatid ama aad maqashid magacayga in aad dhihi dontid waxa ay ahayd qof dadka aad uga duwan ha u fiirsan is badalkayga ee la soco himiloyinka noloshayda an leyahay haleel❤

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zamzam himilo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zamzam himilo:

Share

Category