pr.in798

pr.in798 LEARN TO DAY TO LEAD TOMORROW

20/03/2022

Wiilkan ayaa Yiri " Xaaskayga Waxaan is Qabnaa Mudo Sanad iyo Bar ah , inta aan Gurigayga wax Ka Cunay waa la Tirin karaa
Xaaskayga Subaxdii Quraac iima kariso oo wey iska Hurudaa ana Maadaama aan Aroortii Jarmaado waan iska xishoodaa oo maba Dhaho Quraac iisii diyaari
Duhurkii Marka aan shaqada kasoo Baxaayo wey isoo Wacdaa oo waxay idhahdaa suuqa kasoo Qadee ana qado iisoo Qaad , Cashadana sidaas oo kale

Aniga Nin Dhalinyaro ah ayaan ahay in aan Guursado Sababaha igu Dhaliyey waxaa kamid ah in aan iskaabulanimada iyo Maqaaxi wax Ka cunka in aan Joojiyo oo aan Noqdo Nin Reer leh oo Cuntadiisa iyo Nidaamkiisu usaxanyahay.

Aniga iyo Ayadaba Cuntadeena suuqa ayaan ka Cunaa oo Kharash waali ah ayaa Maalin kasta iga Baxa , Xaaskayga Ma ogola in ay Jiko gasho oo Cunto Noo samayso

Wali ugama Dacwoon Reerkeeda Sababta oo ah waan Xishoonayaa oo Sanad iyo Bar kaliya ayaan is qabnaa.

Hadaba walaalayaalow Talo isiiya ? Maxaan arinkaas ka yeelaa.

Hadii aad akhrisay Maxaad Kula Talin lahayd wiilkan Dhiban ? Wll page ka like ii sar follow isodeh

HHHH
20/06/2020

HHHH

Address

HIGHWAY
Nairobi

Telephone

+254702450221

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when pr.in798 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to pr.in798:

Share

Category