Dhaansay Show

Dhaansay Show kusoodhawaada Pagekan Ogle Films.

waxyaabaha aad ka heli karto waxa ka mid ah:-
πŸŽ₯ Aflaam Turjuman, Kuna turjuman Af-Soomaali.
🎬 Musasalo iyo
πŸ“† Taariikho iyo xikaayooyin.

Go'aan kasoo baxay Guddiga Doorashada oo waxba k**a jiraan ka soo qaaday natiijada Kursiga Hop #204 oo doorashadiisa ka ...
15/03/2022

Go'aan kasoo baxay Guddiga Doorashada oo waxba k**a jiraan ka soo qaaday natiijada Kursiga Hop #204 oo doorashadiisa ka dhacday Baydhabo.

Qoraal kasoo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa lagu yiri "kursiga HoP #204 oo aan loo marin habraacii saxda ahaa, sidaas darteedna aysan waxba iska beddalin go’aankii hakinta ee ka soo baxay Guddiga FEIT, natiijadiisuna ay tahay waxba k**a jiraan."

Xigasho TV qaranka

09/03/2022

Jacburkii abwaan dhoodaan

08/03/2022

Maahmaaha khaladka ah

07/03/2022

Reer magaalow joojiya igu sawirta biyaha iyo raashinka sadaqadu qarinta bay ku fiicantahay

06/03/2022

Gabaygii abwaan cabdi galayax

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay  guddiga xulista 5 kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Gaa...
05/03/2022

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay guddiga xulista 5 kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Gaalkacyo oo horey loo shaaciyey iyo jadwalka qabashada Doorashada.

Xigasho TV qaranka

27/02/2022

Duco

Guddiga maamulka doorashada  dowlad goboleedka Puntlaand, ayaa shaaciyay jadwalka doorahada 16ka kursi ee taala magaalad...
27/02/2022

Guddiga maamulka doorashada dowlad goboleedka Puntlaand, ayaa shaaciyay jadwalka doorahada 16ka kursi ee taala magaalada Boosaaso.

Doorashada ayaa la qaban doonaa 5-ta bisha ilaa iyo 6-da bisha Soo socota.

Xigasho TV qaranka

Address

PV16 Platinum Lake Condominium
Kuala Lumpur

Telephone

+256709857825

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhaansay Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhaansay Show:

Share