Mayamay cable

Mayamay cable Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mayamay cable, Photographer, Al Khartum Bahri.

Kabahan qofka iska leh waad taqana ee soo QaboπŸ˜‚πŸ€­
13/10/2023

Kabahan qofka iska leh waad taqana ee soo QaboπŸ˜‚πŸ€­

HOGGAAMIYAHA MAAMULKA SSC-KHAATUMO AYAA KULAN LA QAATAY WEFTI KA SOCDA MACHADKA NABADDA YURUB. Muqdisho, 12 October 2023...
12/10/2023

HOGGAAMIYAHA MAAMULKA SSC-KHAATUMO AYAA KULAN LA QAATAY WEFTI KA SOCDA MACHADKA NABADDA YURUB.

Muqdisho, 12 October 2023:- Hoggaamiye Cabdiqaadir Aw-Cali ayaa kulan la qaatay Ergeygii h**e ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaaliya haddeerna ah Agaasima Sare ee Machadka Nabadda Yurub Amb. Micheal Keating oo uu weheliye La Taliye Sare Mudane Nuradin Dirie.

Kulanka ayaa lagaga wada hadlay arrimo ay ugu muhiimsanayd ahmiyadda ay nabaddu leedahay, iyadoona la iska xog waraystay duruufaha ku gadaaman nabadda iyo qaababka ay tahay in loo wahajo nabad dhalinta.

Hoggaamiye Cabdiqaadir ayaa xusay in SSC-Khaatumo ay markasta diyaar u yihiin in ay nabad kula noolaadaan derisyadooda, ayna ballanqaadayaan in ay isxakamayn doonaan una hoggaansami doonaan baaqyada caalamiga ah ee nabadda sida, haddii aan lagu soo xadgudbina ay mabdaba'aas ku taagnaan doonaan.

Ugu danbayn, Hoggaamiyaha ayaa uga mahadceliyey Safiirka Booqashadiisa, isagoona bogaadiyay dedaalada Machadka Nabadda Yurub ugu jiro sidii loo adkayn lahaa Nabadda Soomaliya.

DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha
Maamulka SSC-Khaatumo
Email: [email protected]

Hambalyo πŸ‡ΈπŸ‡΄ πŸ‡ΈπŸ‡΄ Maanta waa maalin qiimo ku leh ummadda Soomaaliyeed, maadaama ay ku beegan tahay maalintii ugu horreysay ...
12/10/2023

Hambalyo πŸ‡ΈπŸ‡΄ πŸ‡ΈπŸ‡΄

Maanta waa maalin qiimo ku leh ummadda Soomaaliyeed, maadaama ay ku beegan tahay maalintii ugu horreysay ee calankeena la taagay 12 Oktoobar 1954-tii, kaas oo ah astaan ka tarjumaysa gobannimada, wadajirka iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed.

Si Gooni Waxa aan ugu Hambalyeynaya Bulshada Reer SSC-Khaatumo Oo Astaantas Soomaliyeed u Huray Wax Weliba .

Hambalyo

https://twitter.com/CabdiQowdhan

W/Q: xil. Axmed xariir Gaas.Maamulka SNM oo gacan ka helaya Beesha Bariga burco wuxuu jiida hawdka geeyay guutooyinkii k...
12/10/2023

W/Q: xil. Axmed xariir Gaas.

Maamulka SNM oo gacan ka helaya Beesha Bariga burco wuxuu jiida hawdka geeyay guutooyinkii ka hadhay Maleeshiyaadkii ku Jabay goojacade xaalad dagaal ayaa dhici karta waqti kasta Muuse biixi ayaa burco ufadhiya in guud ahaan dagaalkii ka socday Gobalka Sool u wareejiyo Buuhoodle iyo Ceerigaabo halkaas oo qaab qabiil u heli karo maleeshiyaad ka barbar dagaalama Ciidankiisa soo jabay iyadoo qorshahaas uu ku mashquulinayo ciidanka Guumays fadhiya

Hadaba waxaa la gudboon dadka degaanka inaan la dhayalsan rogaal celinta Muuse biixi damacsan yahay tasoo ku doonayo in wuxuun libin ah ka qaato goobaha dagaalka iyo furimaha cusub ee Gobalka Cayn iyo ceerigaabo

Maamulka SSC-Khaatumo iyo Beelaha Harti waxaa la gudboon in si dhab ah loo qaato qorshayaasha Muuse burco kasoo abaabulayo tasoo ujeedkiisu yahay in dagaalka qarxaa uu isu badalo mid dhiig maydh ah kana dhaca min tuulo ilaa baadiye

Muuse biixi ayaa qorshihiisa koobaad yahay in tuulo kasta iyo degsiimo kasta la isugu galo oo dhagta dhiiga la isu daro colaad horleh oo beelaysana ay dhacdo si uu kursiga ugu sii fadhiyo halka beesha bariga burcana la qaadatay qorshahaaas aysan aqoon waxa ka dhalan kara saamaynta colaad baahsan oo ka qaraxda Bariga Gobalka Togdheer."

27/05/2022
22/02/2022

Geelu waa isku noo..
Loduna waa isku nooc..
Damerahuna waa isku nooc..
Lkn maxa adhiga kala nooc kadhigaytalow?
πŸ˜„πŸ˜„πŸ˜„

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

22/02/2022

Kalmada gaajo waa maxay talo??
=cay
=ceeb
=xanun
=midna

21/02/2022

Nio follow baad iquudhiwayday maxaad iiquudhi car follow idhehπŸ˜†πŸ˜†

Address

Al Khartum Bahri

Telephone

+249906816164

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mayamay cable posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category