13/11/2025
Puntland oo ka hadashay jabsashasa dal-ku-galka DFS: “Arrin sahlan maaha in Mareykan ka qayliyo halista xogta la xaday ee eVisa…weligeed dal-ku-gal dalka waa lagu soo geli jirey balse laaluush dheeri ah lama bixin jirin, dadkuna ammaan ayey ku jireen balse waxa halista laynoo gashay waa si dad gaara beeso loogu tabco.”