Dear Studio Production

Dear Studio Production 🎬 Studio Production
📸 Hal-abuur muuqaal & Sawir-qaadis Tayo Leh
🎥 Video Editing | Filimayn | Live Coverage
📍 Hal-abuur tayo leh iyo adeeg la isku halayn karo

Guddoomiyaha Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska ee gobolka Awdal, Mudane Xuseen Caateeye Gaafane, oo ay w...
20/04/2026

Guddoomiyaha Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska ee gobolka Awdal, Mudane Xuseen Caateeye Gaafane, oo ay weheliyaan masuuliyiin ay ka mid yihiin Madaxa Xafiiska Tayo-dhawrka Maxamed Yuusuf Jaamac, Madaxa Xafiiska Waxbarashada Tooska ah CabdiraxmaanSaleebaan Aw Xasan , iyo Kormeere Cabdiqani Xaaji, ayaa kormeer shaqo ku gaadhay dugsiyada ku yaalla degmooyinka Baki iyo Ruqi.

Kormeerkan ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu horumarinayo tayada waxbarashada ee gobolka, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray diyaar-garowga imtixaannada shahaadiga ah ee sannadkan, kuwaas oo ah kuwo muhiim u ah ardayda heerarka kala duwan. Masuuliyiintu waxay si dhow u qiimeeyeen xaaladda guud ee dugsiyada, heerka diyaar-garowga ardayda, iyo sida ay macallimiintu u gudbinayaan manhajka waxbarashada.

Intii uu socday kormeerku, waxa kale oo la hubiyay in manhajka waxbarashadu u socdo si waafaqsan qorshaha Wasaaradda, isla markaana la xaqiijiyo in ardaydu helayaan waxbarasho tayo leh oo la jaanqaadaysa heerarka qaranka. Masuuliyiintu waxay kulamo gaar ah la yeesheen maamulayaasha dugsiyada, macallimiinta, iyo ardayda, iyaga oo dhagaystay talooyin iyo caqabado jira si xal waara loogu helo.

Dhanka kale, kormeerka waxa si weyn loogu xoojiyay doorka guddiyada waalidiinta ee la shaqeeya dugsiyada. Guddoomiyaha iyo waftigiisu waxay kulan la qaateen guddiyadaas, halkaas oo lagu falanqeeyay sidii loo dardargelin lahaa wada-shaqaynta ka dhexeysa dugsiyada iyo bulshada. Kulankaasi waxa uu soo saaray qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin:

In la xoojiyo xidhiidhka joogtada ah ee u dhexeeya waalidiinta iyo maamulka dugsiyada

In la kordhiyo ka-qaybgalka waalidiinta ee horumarinta waxbarashada carruurtooda

In la dhiirrigeliyo ilaalinta anshaxa iyo joogitaanka ardayda

Ugu dambayn, Guddoomiyaha Wasaaradda Waxbarashada ee gobolka Awdal ayaa ku boorriyay dhammaan bahda waxbarashada in ay labanlaabaan dadaalkooda, si loo xaqiijiyo guul laga gaadho imtixaannada shahaadiga ah iyo horumar guud oo laga sameeyo tayada waxbarashada gobolka.

Kormeerkan ayaa muujinaya sida ay Wasaaraddu uga go’an tahay ilaalinta tayada waxbarashada iyo kobcinta mustaqbalka ardayda ku nool gobolka Awdal.

07/04/2026
07/04/2026
17/03/2026

✨ Dear Studio Production waxay idinku bishaaraynaysaa in ay idiin diyaarisay Background-adii Ciida iyo dhammaan agabkii sawirrada Ciida! 📸
Waxaa si rasmi ah u bilaabmay qaadashada Ticket-ka sawirrada Ciida, haddaba kaalay oo booskaaga sii xaji si aad u hesho sawirro qurux badan oo xusuus gaar ah kuu noqda.
🎉 Dear Studio Production – Halka lagu kaydiyo farxadda Ciida!
Dear Studio Production

Taliye xamse jaamac Hal fariin u reeb?
19/02/2026

Taliye xamse jaamac Hal fariin u reeb?

Hasan carab Hal fariin u reeb.
19/02/2026

Hasan carab Hal fariin u reeb.

Abdirahman suuga Dear Studio portrait
19/02/2026

Abdirahman suuga
Dear Studio portrait

04/02/2026

Bawlax & Xasan

04/02/2026

Hamda Aroos Wacan

Adress

2995 Albion Rd
Umeå
K1V 8Z2

Telefon

+46738994032

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Dear Studio Production postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela