Âmb star academy

Âmb star  academy ( AMB STAR )

Galabta iyo sarfar ceelasha i.a guul mar waliba J.QOORSUL VS AMB STAR
20/12/2023

Galabta iyo sarfar ceelasha i.a guul mar waliba
J.QOORSUL VS AMB STAR

I.a galabta kulankan ciyaridono nola sadali team inogu iman rabaan Home kena i.a galabta guul adne sadali inta ay ku dha...
17/12/2023

I.a galabta kulankan ciyaridono nola sadali team inogu iman rabaan Home kena i.a galabta guul adne sadali inta ay ku dhamaneyso iyo cida kala dhalineeso 🫵🤔

Kulankii galabtan waxa ayaan kubadinay 2 waxaa inoo kala dhaliyeen 1 .  Cubeyd cali shirw . 2 . Maxamed abuukar maxamed ...
15/12/2023

Kulankii galabtan waxa ayaan kubadinay 2 waxaa inoo kala dhaliyeen
1 . Cubeyd cali shirw .
2 . Maxamed abuukar maxamed .

Sadali kulankan oo kadhicidono stadium Amb star una dhaxeya xawotako iyo dhagax tuur imisa ayey kudhaman dontaa
14/12/2023

Sadali kulankan oo kadhicidono stadium Amb star una dhaxeya xawotako iyo dhagax tuur imisa ayey kudhaman dontaa

I.a galabta waxan gam laciyareynaa asaygena janeeva i.a guuul rajenaynaa
12/12/2023

I.a galabta waxan gam laciyareynaa asaygena janeeva i.a guuul rajenaynaa

Galabta guul kasoo garnay Fc kacaan Guul mar walba Amb star
09/12/2023

Galabta guul kasoo garnay Fc kacaan Guul mar walba Amb star

Manta oo ah malin sabti ah madhli jirin blse waxaa ina soo dalbadeen fc KACAAN i.a galabta guul rajenena ✊✊
09/12/2023

Manta oo ah malin sabti ah madhli jirin blse waxaa ina soo dalbadeen fc KACAAN i.a galabta guul rajenena ✊✊

Qadar isco wa ciyar yan kadheela qadka dhaxe ee lanbarka 8aad wa kubad heeyahay nadiga amb star waxan rabna magaciisa dh...
09/12/2023

Qadar isco wa ciyar yan kadheela qadka dhaxe ee lanbarka 8aad wa kubad heeyahay nadiga amb star waxan rabna magaciisa dhabta ah qof inoo shego

Bareejo
08/12/2023

Bareejo

I.a galabta guul
08/12/2023

I.a galabta guul

Yaa badinyo is ledhy kulanka nasoo adan i.a Stadium Horseed
06/12/2023

Yaa badinyo is ledhy kulanka nasoo adan i.a Stadium Horseed

03/12/2023

Address

Afgooye
Afgoye
2233

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Âmb star academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category