MAHAD NOOR

MAHAD NOOR ‎﷽

📌Official account Of Mahad Noor|Somali Humanitarian| A voice for the Forgotten|Based In Bay and Gedo

18/08/2026

Walaal maanta waxad awoodid ku caawi hooyo 😭😭😭
Tell+252617654375
Khadiijo maxamed xasan

12/08/2026

Dugsi quraacan dayacan-Waa sadaqo jaariya ah walaal maanta wax ku darso halkan

+252619293659
Saciid macalin xasan

10/08/2026

😭😭😭

09/08/2026

Wax yar oo aan wada qabano ayaa farxad wayn ka dhalata share gareyntiina garab istaagiina iyo dhiragalintiina ayaa inaga dhigayso kuwa aan ka daalin samaynta qayrka iyo ka farxinta ku danta yar abaalkiina janno walalahay 🙏

09/08/2026

😭🤲🏾🤲🏾🤲🏾

08/08/2026

Alxamdulillaah! Farxad aan la soo koobi karin ayay maanta qalbiyadeenna buuxisay

Walaalayaal masjidkii aan maalmo ka hor idiin soo bandhignay maanta si rasmi ah ayaa xarigga looga jaray Guushan Alle ka sokow waxaa suurta geliyay idinka iyo taageeradiinna gaar ahaan wadaagga share gareynta ducadiinna iyo wax kasta oo aad ku biiriseen

Qof kasta oo hal dollar nus dollar ama wax ka yar ku darsaday dhismahan wuxuu leeyahay Sadaqo Jaariyo ajarkeeda socon doona inta masjidkan lagu cibaadaysanayo, Qur’aanka lagu akhrinayo, iyo Alle lagu xusayo

Waxaan Alle ka baryayaa

Inuu aqbalo sadaqadiinna.
Inuu idiin labanlaabo ajarka iyo xasanaadka
Qof kasta oo muraad leh Alle ha u rummeeyo muraadkiisa.
Qof kasta oo xanuunsan Alle ha siiyo caafimaad taam ah
Qof kasta oo dhib iyo ciriiri ku jira Alle ha ka dulqaado

Jazaakumullaahu Khayran. Abaalkiinna Alle ha idinka siiyo Jannatul Firdowsa Guushan waa guushiinna. Ilaahay ha idiinka dhigo mid miisaanka xasanaadka idiinku cuslaata maalinta Qiyaame

Address

Baardheere

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252617188168

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MAHAD NOOR posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MAHAD NOOR:

Shortcuts

Share