Zayid Cali

Zayid Cali Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Zayid Cali, Photographer, Banaadir.

Jubba Land oo deeganadeeda si rasmi ah uga mamnuucday in la xirto Calamada Qabiilada ee gacmaha lagu xirto.
28/01/2024

Jubba Land oo deeganadeeda si rasmi ah uga mamnuucday in la xirto Calamada Qabiilada ee gacmaha lagu xirto.

Arin dad baddan argagax galisey ayaa maanta ka dhacdey qabalaha jimbac kaas oo tirsan magaaladda madaxda gobalka af-dhee...
26/01/2024

Arin dad baddan argagax galisey ayaa maanta ka dhacdey qabalaha jimbac kaas oo tirsan magaaladda madaxda gobalka af-dheer ee hargeelle.

Odey kamid ah dadka xoola-dhaqatada ah ee ku dhaqan qabalahaas ayaa Saaka subaxii xooliihisa u soo u soo arooriyey Ceel ay bulshaddaas ka cabto. balse waxaa ku dhacdey arin mucjiso ah? Odey ga wuxuu watay Adhi tiradiisu gaadheyso ilaa 50.

Markii xoolihii cabeen biyihii, odeygii watay iyo xoolihiiba, Hal mar ayay wada dhaceen/taa oo loo laleenayo in xabashi ay sumeesay ceelka .

Dadkaas gargaar ha lala gaadho. Qabalaha health centre kii ku yaaley keligiis baa la rafaadsane!. Xoolihii 40 kamid ah way dhamaadeen. Halka 8 qof oo kale oo goobtii gaadheyna xaaladooda aad dayrinayo

“Xaaskaaga oo maalinkii aad Jug u Qariso ama aad Qoorsagaaro ku qabato oo aad xoogaa yar xanuunjiso waxay kasii qaadaysa...
17/11/2023

“Xaaskaaga oo maalinkii aad Jug u Qariso ama
aad Qoorsagaaro ku qabato oo aad xoogaa yar xanuunjiso waxay kasii qaadaysaa Jaceyl xad dhaaf ah " .. Sheekh Abdiraxman Bashiir

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa maalintan qaran ee sannad-guurada 69-ee  calankeenna buluugga a...
12/10/2023

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa maalintan qaran ee sannad-guurada 69-ee calankeenna buluugga ah.

Maanta oo kale sannadkii 1954-tii ayaa halyeey Maxamed Cawaale Liibaan oo ka soo jeeda deegannada Puntland waxa uu hindisay calanka Soomaaliyeed, taas oo muujinaysa sida dadkeenna ay ugu weyn tahay qarannimadu iyo wadajirka umadda Soomaaliyeed oo ay u hureen naf iyo maalba. Puntland waxay aas-aas u tahay qarannimada Soomaaliya, waxaana hadaf u ah raadinta hannaan Federaal oo mideeya dadkeena iyo dalkeena. somalia 🇸🇴 somali baa leh 🏁🇸🇴🇸🇴🇸🇴

01/04/2023

Follow me guys

Magaalada Hargaysa waxaa laga furay Xarun lagu Ooyo taas oo ay tagi Karaan dadka murugtu hayso ee u baahan in ay ilmeeya...
27/01/2023

Magaalada Hargaysa waxaa laga furay Xarun lagu Ooyo taas oo ay tagi Karaan dadka murugtu hayso ee u baahan in ay ilmeeyaan.

Lacag ayaa baroortaada lagaaga qaadayaa, waanad kusoo nafisaysaa.

Sidee u aragtaa, faalo ka dhiibo. Jwbtadu waa mu hiim

Sadex saacadod oo isku xiga ayu dubeynayey isaga oo aan wax biyo ah ka iman haben kaztana inta ay isku qurxiso ayey isku...
17/12/2022

Sadex saacadod oo isku xiga ayu dubeynayey isaga oo aan wax biyo ah ka iman haben kaztana inta ay isku qurxiso ayey isku diyarin jirtay habenki danbe ayey ku tidhi xaaji Nin wadad ah aya tahay maxa isticmasha wadigan si fican I dabsara inta uu aamusay ayu yidhi malabka VIP Vital honey oo ay Sooyaal Business Center iibiso manad arag waa oringinalkan yaga unba haya intay faraxday ayey tidhi xabiibi habenkasta so ibso .🤳
Hadda Iibso

Dawlda Maraykanka ayaa gobolka Virginia ka xirtay sargaal h**e oo katirsanaa xukumadii Maxamed Siyaad Bare oo lagu magac...
19/11/2022

Dawlda Maraykanka ayaa gobolka Virginia ka xirtay sargaal h**e oo katirsanaa xukumadii Maxamed Siyaad Bare oo lagu magacaabo Yuusuf Cabdi Cali oo ku magac dheer "Tuke" waxaana lagu soo edeeyay xadgudubyo kadhan ah xuquuqda aadanaha waa sida ay sheegtay dawlada Maraykanka

Odaygaan oo u dhashay dalka shiinaha ayaa ka qeyb galay tartan orod oo loo qabtay ciyaartooy gaaraysay 1500 qof.Wuxuu so...
17/11/2022

Odaygaan oo u dhashay dalka shiinaha ayaa ka qeyb galay tartan orod oo loo qabtay ciyaartooy gaaraysay 1500 qof.

Wuxuu soo galay kaalinta 576aad, sigaar kiisa ayuu mar walba iska shidanayey.

Wuxuuna ordayay muddo dhan saddex saac iyo bar iyo masaafo dhan 42 kiilomitir.

22/08/2022

Address

Banaadir

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zayid Cali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category