07/01/2021
Allaha unaxariisto ustaad Axmed cabdinuur , mid kamid ah aabayaasha saxaafada soomaalida ,codkiisa dadku si weyn ayay u yaqaanaan iyo taariikhdiisa ,wuxuu ahaa qof qiimo weyn leh . Viriska coronaha ayuu u dhintay ustaadka ,waxaan tacsi u diraaayaa ehelkiisi iyo dhamaan inta jecel