ISHA Academy

ISHA  Academy Isha Academy – Baro xirfadaha Photography, Videography & Graphic Design si aad u beegsato shaqo.

03/12/2025

πŸŽ‰ Fasalo Cusub ,Graphic Design & Camera and Video Course – Isha Academy πŸŽ‰
πŸ—“οΈ Bilaabasho: 12-Dec-2025
πŸ“† Muddada: 2 Bilood
πŸ•˜ Waqtiga: Galab
πŸ“ Goobta Diiwangelinta: Isha Media Office
πŸ“ Class Location: Near GSU or Plasma University
πŸ’‘ Waxaad Baran Doontaa:
🎨 Graphic & Visual Design (Photoshop, Illustrator, Design Principles)
πŸ“Έ Camera and Video (Camera settings, filming, lighting, video editing)
πŸ“ž Diiwangelin & Faahfaahin: 0617434621 (WhatsApp available)

πŸŽ‰ Fasalka Cusub ee Camera & Video Editing Wuu Furanyahay! Hadda waxaa si rasmi ah u furmay fasalka Camera & Video Editin...
22/11/2025

πŸŽ‰ Fasalka Cusub ee Camera & Video Editing Wuu Furanyahay!
Hadda waxaa si rasmi ah u furmay fasalka Camera & Video Editing .
πŸ—“οΈ Bilaabasho: 1-DEC- 2025
πŸ“† Duaration: 2 Months
πŸ“… 1 Dec 2025 | ⏳ 2 Bilood | $15 Per Month
πŸ•“ 4:00 – 6:00 PM Galab | Talaado & Arbaco
πŸ“ Goobta Diiwangelinta : Isha Media Office
πŸ“Class Location: Near Green Somali University GSU
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir:
πŸ“± 0617434621
πŸ’¬ WhatsApp: isla lambarkaas

πŸŽ‰ Fasalka Cusub ee Graphic Design Wuu Furanyahay! πŸŽ‰Hadda waxaa si rasmi ah u furmay fasalka Graphic & Visual Design oo l...
22/11/2025

πŸŽ‰ Fasalka Cusub ee Graphic Design Wuu Furanyahay! πŸŽ‰
Hadda waxaa si rasmi ah u furmay fasalka Graphic & Visual Design oo loogu talagalay kuwa doonaya in ay bartaan hal-abuurka & xirfadaha naqshadeynta casriga ah.
🎨 Graphic & Visual Design
πŸ—“οΈ Bilaabasho: 1-DEC- 2025
πŸ“† Duaration: 2 Months
πŸ“… 1 Dec 2025 | ⏳ 2 Bilood | πŸ’° $15/bil
πŸ•“ 4:00 – 6:00 PM Galab | Sabti & Axad Isniin
πŸ“ Goobta Diiwangelinta : Isha Media Office
πŸ“Class Location: Near Green Somali University GSU
πŸ’‘ Maxaad baran doontaa?
βœ… Farsamooyinka naqshadeynta (design principles)
βœ… Software-ka sida Photoshop & Illustrator
βœ… Diyaarinta naqshado Canacsi ,Waxbarsho ,Id cards , Logos, iwm.
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir:
πŸ“± 0617434621
πŸ’¬ WhatsApp: isla lambarkaas

Post previewSAWIROArdayda Isha Academy Batch Two maantawaxay si rasmi ah u difaaceen shaqooyinkoodii PhotoshopHambalyo d...
19/10/2025

Post preview
SAWIRO
Ardayda Isha Academy Batch Two maantawaxay si rasmi ah u difaaceen shaqooyinkoodii Photoshop
Hambalyo dhammaan ardayda! Waa bilowga safar cusub oo xirfadeed

πŸŽ‰ Isha Academy – Batch 2 Graphic Design Course πŸŽ‰Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in Batch 2 ee barashada Graphi...
22/09/2025

πŸŽ‰ Isha Academy – Batch 2 Graphic Design Course πŸŽ‰
Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in Batch 2 ee barashada Graphic Design uu si rasmi ah uga furmay Isha Academy!
πŸ“ Goobta: Near Green Somali University
πŸ“… Jadwalka: Isniin, Talaado, Arbaco
πŸ•™ Time: 10:00 saac galabnimo
⏳ Period Time: 2 Saac
☎️ Wixii faahfaahin iyo isdiiwaan gelin ah: 0615393321

13/09/2025

Ustaad Mohamed Bashiir , arday ka tirsan ISHA Academy, Oo dhameystey koorsada Camera & Video Editing.
✨ Waxuu sheegey in tababarku si weyn ugu caawiyey Soo Gudbinta Casharda Online-ka Ah Ee uu Bixiyo .
πŸ“š ISHA Academy waxay sii wadaa barista xirfadaha Digital-ka ee muhiimka ah.
πŸ“ Isdiiwaangeli hadda oo noqdo qeyb ka mid ah
0615393321
ISHA MEDIA

πŸ“’ ISHA  Academy ISHA Academy – September Classes🎬 Camera & Video EditingπŸ“… 13 Sep 2025 | ⏳ 2 Bilood | πŸ’° $15/bilπŸ•“ 4:00 – 6...
13/09/2025

πŸ“’ ISHA Academy ISHA Academy – September Classes

🎬 Camera & Video Editing
πŸ“… 13 Sep 2025 | ⏳ 2 Bilood | πŸ’° $15/bil
πŸ•“ 4:00 – 6:00 PM | Sabti & Axad

🎨 Graphic Design
πŸ“… 15 Sep 2025 | ⏳ 2 Bilood | πŸ’° $15/bil
πŸ•“ 4:00 – 6:00 PM | Isniin, Talaado & Arbaco

πŸ“ž Isdiiwaangeli: +252 61 5393321
πŸ‘‰

✨ Baro xirfad, dhis mustaqbal!

10/09/2025

Arday ka tirsan ISHA Academy, Qeybta Graphic Design
✨ Wuxuu sheegay in tababarku si weyn ugu kordhiyay xirfadiisa iyo kalsoonidiisa.
πŸ“š ISHA Academy waxay sii wadaa barista xirfadaha Digital-ka ee muhiimka ah.
πŸ“ Isdiiwaangeli hadda oo ka mid noqo ardayda mustaqbalka dhisata!
πŸ“ž 61 5393321

10/09/2025

Ustaad Muslix , arday ka tirsan ISHA Academy, Oo dhameystey koorsada Camera & Video Editing.
✨ Waxuu sheegey in tababarku si weyn ugu caawiyey Soo Gudbinta Casharda Online-ka Ah Ee uu Bixiyo .
πŸ“š ISHA Academy waxay sii wadaa barista xirfadaha Digital-ka ee muhiimka ah.
πŸ“ Isdiiwaangeli hadda oo noqdo qeyb ka mid ah
0615393321

ISHA MEDIA

Fasalka Graphic & Visual Design πŸ“… Fasalka wuxuu bilaabanayaa: 15 September⏳ Muddada: 2 biloodπŸ’° Qiimaha: $15 (Per Month)πŸ“...
09/09/2025

Fasalka Graphic & Visual Design
πŸ“… Fasalka wuxuu bilaabanayaa: 15 September
⏳ Muddada: 2 bilood
πŸ’° Qiimaha: $15 (Per Month)
πŸ“ Goobta isdiiwaangelinta: ISHA Media Office

09/09/2025

Mahad Abdi IINA, arday ka tirsan ISHA Academy, Qeybta Graphic
Designka .
✨ Waxuu sheegtay in tababarku si weyn ugu kordhiyay xirfadiisa iyo kalsoonidiisa.
πŸ“š ISHA Academy waxay sii wadaa barista xirfadaha Digital-ka ee muhiimka ah.
πŸ“ Isdiiwaangeli hadda oo noqdo qeyb ka mid ah
61 5393321

09/09/2025

πŸŽ₯ Hinda Nor Kabas, arday ka tirsan ISHA Academy, ayaa dhameysatay koorsada Camera & Video Editing.
✨ Waxay sheegtay in tababarku si weyn ugu kordhiyay xirfaddeeda iyo kalsoonideeda.
πŸ“š ISHA Academy waxay sii wadaa barista xirfadaha Digital-ka ee muhiimka ah.
πŸ“ Isdiiwaangeli hadda oo noqdo qeyb ka mid ah
615393321

Address

Baidoa Street
Baydhabo

Telephone

+252615393321

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ISHA Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ISHA Academy:

Share