13/07/2026
Maalintii 3aad: Jaamacadda Ganaany Waxaa Ka Socda Difaacashada Buugga Cilbaarista Arday Sannadkan Ka Qalinjebineysa Jaamacadda.
Waxaa Maanta Buugooda Cilmi-Baarista Difaacanaya Arday Ka Qalinjebineysa Kulliyadda Daawada Iyo Cilmiga Caafimaadka.