21/04/2026
Official: NB 28 oo toos uga mid noqdey kooxda Asluupta Hargeisa. Xidigan aadka uyar kana mida kuwa ugu fiican jiilkisa waqtigan ayaa sanadki h**e ku biirey kooxda dawlada hoose berbera lkn markan wuxuu iskusoo tuurey horyaalka loogu jecelyey ee caasimada.
Nabarta iyo Awale Jr ayaa labaduba ka ag ciyaari doonan Macalin Caynaashe