Halaasi Production

Halaasi Production profficianal vediographer boorama awdal somaliland

Buking now
-Qaadista sawirada
-Duubista muqalada Kala duwan

Tell:+252 633965513

Sawiro Daawo Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan iyo lataliyaha Madaxweynaha Ee Arrimaha Dhaqaalaha ...
16/05/2026

Sawiro

Daawo Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan iyo lataliyaha Madaxweynaha Ee Arrimaha Dhaqaalaha Dr.Bayle oo ay weheliyaan Masuuliyiin kale Ayaa Shahaado Gudoonsiiyey Midawga Dalladaha Boorama..........

16/05/2026

Borama somaliland

16/05/2026

Borama oo calanka wada qaadatay

16/05/2026

Daawo Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan iyo lataliyaha Madaxweynaha Ee Arrimaha Dhaqaalaha Dr.Bayle oo ay weheliyaan Masuuliyiin kale Ayaa Shahaado Gudoonsiiyey Midawga Dalladaha Boorama..........

16/05/2026

Gudoomiyaha ugu tunka waynle ismaaciil dabshid ayaa si balaadhan uga qayb qaatay soo dhawayntii wasiirka

16/05/2026

Wasiirka arimaha dibada ee somaliland oo Borama lagu so dhaweyey

16/05/2026

Wasiirka arimaha dibada somaliland oo si baladhan loogusoo dhaweeyey dila ,tuli iyo garayocawl

16/05/2026

Duqa Degmada Borama agaasimaha guud ee waxbarashada gudoomiyaha waxbarashada gobolka awdal iyo qaarkamida isuduwayaasha gobolka ayaa saaka dugsiga gabdhaha borama la xusay maalinka 18 ee fooda inagu soo haysa.

16/05/2026

Gudida barakaale oo si wayn uga qayb qaadanayso soo dhawaynta wasiirka

15/05/2026

Gudoomiye ku xigeenka g awdal iyo qaasin oo jaanta isla helay

Sawiro Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan Ayaa Kulan gaara la yeeshay Masuuliyiinta iyo Xubnaha Gud...
14/05/2026

Sawiro

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan Ayaa Kulan gaara la yeeshay Masuuliyiinta iyo Xubnaha Gudida Qaban qaabada Munaasibada 18-May.........

Address

Borama

Telephone

+252633965513

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halaasi Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Halaasi Production:

Share

Category