Askar media

Askar media Askar Media Kala Soco Warar iyo Warbixinno

DEG DEG: Marwo Filsan Axmed Muxumed ayaa  markale loo magacaabay Gudoomiyaha Ismamulka Magaalaha Lafaciise.
07/09/2026

DEG DEG: Marwo Filsan Axmed Muxumed ayaa markale loo magacaabay Gudoomiyaha Ismamulka Magaalaha Lafaciise.

07/09/2026

umalkhayr abdilahi axmed maydhane ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐๐ฎ๐ฐ๐š๐ก๐š Wasaradda Dib-u-dajinta &Arrimaha Bani'aadannimada JSL ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐ž๐ž ๐†๐จ๐›๐š๐ฅ๐ค๐š ๐€๐ฐ๐๐š๐ฅ

07/09/2026

๐Ÿšจ DEG-DEG: โ€œWaxaan Xoojinaynaa Amniga Gobolka Awdalโ€ โ€” Wasiirka Arrimaha Gudaha

Badhasaabka Gobolka Awdal ayaa Xilkii Kala Wareegay Badhasaabkii H**e. Askar media
07/09/2026

Badhasaabka Gobolka Awdal ayaa Xilkii Kala Wareegay Badhasaabkii H**e.

Askar media

Xaflada Qalin-Jabinta Dufcadda 25 aad ee Imaamu shaaficiSAW HOTEL๐Ÿ“
02/09/2026

Xaflada Qalin-Jabinta Dufcadda 25 aad ee
Imaamu shaafici
SAW HOTEL๐Ÿ“

02/09/2026

Xaflada Qalin-Jabinta Dufcadda 25 aad ee
Imaamu shaafici
SAW HOTEL

29/08/2026

Deg Deg:-โ€œMamulka somliland dacad k**a aha dagaalka ka socda xeebaha gobolada awdal Iyo Salalโ€+Siyaasi Ridwan habane

27/08/2026

Eng abdiraxman iyo eng Maryam oo manta la isku arkay

Coming soon
26/08/2026

Coming soon

BAAFIN:- Samsam Bashiir Axmed ayaa Muddo 3-maalmood ah ka maqan qoyskeeda, iyo gurigeeda oo ku yaala degmada Sheekh Cali...
25/08/2026

BAAFIN:- Samsam Bashiir Axmed ayaa Muddo 3-maalmood ah ka maqan qoyskeeda, iyo gurigeeda oo ku yaala degmada Sheekh Cali gaar ahaan xaafadaha Saambeeriya.

Hadaba guud ahaan bulsho-weynta gobolka Awdal waxa si naxariis leh looga codsanayaa cidii aragtay hooyadan oo xaamilo ah in ay qoyska iyo ehelka kala soo xidhiidhaan telephonadan:-

4534211
4564472

ALLAH AYAA MAHADLEH

Address

Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Askar media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share