Moha Xaji

Moha Xaji Moha Haji

DEG-DEG: & Barcelona Vs Bayern Isku Aadka Wareega Group-yada Champions League Oo La Soo Saaray.August 25, 2022 moha Xaji...
25/08/2022

DEG-DEG: & Barcelona Vs Bayern Isku Aadka Wareega Group-yada Champions League Oo La Soo Saaray.
August 25, 2022 moha Xaji

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedka cusub ee 2022/2023.

Tartanka oo ay ka qayb gali doonaan 32 kooxood ayaa ogaaday kooxaha ay la Group noqon doonaan tartanka champions League xilli ciyaareedka.

Garoonka ku yaala magaalada Istanbul ee The Ataturk Stadium ayaa lagu qaban doonaa final-ka tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Wareega Group-yada koobka adduunka ayaa bilaaban doona 6/7 bisha September ee soo socota Iyada oo final-ka tartanka la ciyaari doono 10 bisha June ee sanadka 2023.

Group-yada ugu xiisaha badan ayaa ah Group C oo ay ku kulmi doonaan kooxaha Bayern munich, Barcelona iyo Inter ilan.

Sidoo kale chelsea ayaa Group E ku aaday kooxda Ac Milan halka ay PSG iyo Juventus ku kulmi doonaan Group-ka H.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Wareega Group-yada oo dhamaystiran:

Group A: Ajax, Liverpool, Napoli, Rangers.

Group B: Porto, Atletico Madrid, Bayer Leverkusen, Club Brugge

Group C: Bayern Munich, Barcelona, Inter Milan, Victoria Plzen

Group D: Eintracht Frankfurt, Tottenham, Sporting Lisbon, Marseille.

Group E: AC Milan, Chelsea, Salzburg, Dinamo Zagreb.

Group F: Real Madrid, RB Leipzig, Shakhtar Donetsk, Celtic

Group G: Man City, Sevilla, Copenhagen,Borussia Dortmund

Group H: PSG, Juventus, Benfica, Maccabi Haifa.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo 💪 libaax la holin waayey.❤guul iyo Gu...
27/12/2021

Madaxweynaha Jamhuuriyada
Federaalka Soomaaliya
Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo
💪 libaax la holin waayey.❤guul iyo
Gubanimo mar walba Somalia🇸🇴

26/12/2021
04/09/2021

Xiknadan fiiri oo ku
Feker inad marwalba
Akhlaaqdada wanajiso

19/08/2021

Usku day wacan

Address

Bosaso
252

Telephone

+252907649282

Website

moha Haji

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moha Xaji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Moha Xaji:

Share

Category