Jeekey Media

Jeekey Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jeekey Media, Photographer, Bosaso.

16/07/2026

Maxay Dowlada Puntland jid Laami ah umarin Wayday?

Wadada Lafagoray Waa ilinka laga Galo inta Badan Degmooyinka Gobolka Raascasayr, Sido Kale Waa Marin Muhiim u ah isku Socodka Gobolka Raas-Casayr.

Boosaaso Kaalmihi Shidaalka iyo Bakhaaradiba Way Xiran Yihiin.Waa Talaabo Muujinaysa Culayska Cashuurta ay Dawladu Kusoo...
16/07/2026

Boosaaso Kaalmihi Shidaalka iyo Bakhaaradiba Way Xiran Yihiin.

Waa Talaabo Muujinaysa Culayska Cashuurta ay Dawladu Kusoo Rogtay Dekada Boosaaso.

15/07/2026

"Waa ogtihiin anigu inaan Ganacsatada ka soo jeedo 'Madaxweyne Deni "

15/07/2026

"Dekada Boosaaso ma xirna mana jirto ganacsi xiran"Madaxwayne Deni.

15/07/2026

Shacabka Garoowe oo qarka u saaran inay bakhaarada jabsadaan macaluul darteed.

15/07/2026

Degdeg: Guddoomiyaha Urirka.Warbaahintan Puntland ee MAAP,Maxamed Daahir Caynsane, oo difaacay xorriyadda Saxaafadda eedeyna ujeediyay xukuumadda oo caadeysatay Xariga iyo handadaada Warbaahinta nmadaxa-bannaan

15/07/2026

Degdeg: Garowe, Wariye Suwey Gacayte oo dammaanad lagu soo daayay, diba u heshay Xooriyaddeeda.

 : Puntland ayaa maanta xorriyadeeda dib ugu soo celisay saxafiyadda Suways Gacayte, kaddib 13 maalmood oo ay ku xirnayd...
15/07/2026

: Puntland ayaa maanta xorriyadeeda dib ugu soo celisay saxafiyadda Suways Gacayte, kaddib 13 maalmood oo ay ku xirnayd magaalada Garoowe.

Dhanka kale, waxaa weli xiran wariye Maxamed Jaamac, iyadoo Puntland aysan illaa hadda si rasmi ah u caddeyn sababta loo xiray ama eedaha loo haysto.

14/07/2026

Yaa qaan gaar ah oo codeynkara ?

14/07/2026

Xilidhibaan Dhaashane oo la hadlay Dadka aan Qaangaarin-

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jeekey Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category