Abdi Samad Tahliil Mohamad

Abdi Samad Tahliil Mohamad ABDISAMAD PRODUCTION

05/02/2026

Xurmadle G.Bashiir Farah seid

Puntland oo soo bandhigtay Cududeeda Cidaan 1-Agoosto.
01/08/2023

Puntland oo soo bandhigtay Cududeeda Cidaan 1-Agoosto.

Gorma ayuu  adanka qaribmaa marka qofka jaahilkaa fadhiisto  maqayada  ardayga  jamacadana uu yahay adeeg bixiyaha maqaa...
30/05/2023

Gorma ayuu adanka qaribmaa marka qofka jaahilkaa fadhiisto maqayada ardayga jamacadana uu yahay adeeg bixiyaha maqaayada

DEG-DEG:-Masuuliyiin horey xilal kala duwan uga soo qabtay dowladda Soomaaliya oo kasoo horjeestay heshiiskii ay gareen ...
29/05/2023

DEG-DEG:-Masuuliyiin horey xilal kala duwan uga soo qabtay dowladda Soomaaliya oo kasoo horjeestay heshiiskii ay gareen Golaha Wadatashiga Qaran.

Abdi Samad Tahliil Mohamad

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxda Madasha Wadatash...
29/05/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxda Madasha Wadatashiga Qaran ayaa kulan la qaatay Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, kaas oo daba-socda miro-dhalka kulammadii Madasha.

Kulanka is-xogwareysiga ah waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Gudoomiyaha Aqalka Sare BJFS Cabdi Xaashi Cabdulaahi, Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre, Guddoomiye Ku-xigeenada Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiya Yaasiin Haaji Samatar iyo Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow, Guddoomiye Ku-xigeenadaAqalka Sare Cali Shacbaan Ibraahim iyo Cabdullaahi Cali Xersi, Madxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada, Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Galmudug Mudane Axmed Cabdi Cabdi Kaariye, Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale.

23/05/2022

Par1

Madax weyne Bullo😘
18/05/2022

Madax weyne Bullo😘

inaa lilaahi wa inaa ilayhi raaji cuun  waxa cawa ku geeriyoday magalada Bosaso @*xasan ibraahim baruud*  oo ku ma gacdh...
01/04/2022

inaa lilaahi wa inaa ilayhi raaji cuun waxa cawa ku geeriyoday magalada Bosaso @*xasan ibraahim baruud* oo ku ma gacdheer *xasaasi* 😪😪😪😪😪😪

09/03/2022

madax weynaha tik tok o safar ku yimi casimada phuntland. aya ku caana shubay. resal wasaraha tik tok

Address

Bosaso
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Samad Tahliil Mohamad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share