Wariye mohamed mukhtaar

Wariye mohamed mukhtaar ku soo dhowow page wariye MOHAMED somali

wixi fariina noo reeb

07/01/2022

xarunta cusub ee Akadamiyada maan maal acedmy ee gobolka togdheer ayaa xaalay laga xadhig jaray

Suxufiga Cabdisalaan Germany  oo Saaka Ciidamo Dharcad ahi Gurigiisa kala bexeen Magaalada Hargaysa ayaa ilaa hadda la l...
04/01/2022

Suxufiga Cabdisalaan Germany oo Saaka Ciidamo Dharcad ahi Gurigiisa kala bexeen Magaalada Hargaysa ayaa ilaa hadda la la'yahay meel la geeyay.

Xubno ka mid ah qoyskiisa ayaa ilaa maanta baadi doon ugu jiray goobta lagu xidhay hase yeeshee Xarunta C.I.D-da iyo Saldhigyada booliska ee qaybta Galbeed ee Hargaysa ayaa laga waayay.

Alle haw naxariistee laba Wiil oo dhalinyaro ah ayaa ku dhintay, halka saddex kale ku dhaawacmeen shil baabuur oo ka dha...
18/12/2021

Alle haw naxariistee laba Wiil oo dhalinyaro ah ayaa ku dhintay, halka saddex kale ku dhaawacmeen shil baabuur oo ka dhacay deegaanka Arabsiyo ee gobolka Gabiley.

Ciidanka Dab-demiska Gabiley iyo cisbitaalka weyn ee Gabiley ayaa gurmad degdeg ah goobtaa ku gaadhay, waxaana maydkii iyo dhaawacii gaadhsiiyeen cisbitaalka Gabiley. Gaadhiga shilka galay ayaa noociisu ahaa gawaadhida yar yar ee loo yaqaano Vitz.

Dhaawacyada Ciidanku cisbitaalka gaadhsiiyay ayaa qabay dhaawacyo tiro badan waxaana hadda lagu dabiibayaa cisbitaalka Gabiley.

Sababta shilkan dhalisay waxaa la wareegay qaybta baadhista shilalka Ciidanka Taraafikada gobolka Gabiley.

Ciidanka Dab-demisku wuxuu tacsi u dirayaa eheladii, qoyskii, Qaraabadii iyo asxaabtii ay ka baxeen labadaa marxuum.

Allaa Mahad leh
Fore more details
Cabdiwahaab Toox
Media & PR Office

[email protected]

U WAREEG SOMTELJuma Mubarak Bundle:Macmiil 24 saacadood ku isticmaal $0.5 Kaliya High-Speed Internet iyo Ku hadal aan xa...
17/12/2021

U WAREEG SOMTEL
Juma Mubarak Bundle:
Macmiil 24 saacadood ku isticmaal $0.5 Kaliya
High-Speed Internet iyo Ku hadal aan xaddi lahayn, hadaba kaga Shubo eDahab *101 #

Subscribe Saar Youtube ka Somtel
https://lnnk.in/a2eo

17/12/2021

gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax🥰
Hanbalyo Kabtan ayuub iyo marwaadisa ifraax sandheere masha alah ilahay idinka dhiig kuwi is anfaca

Garoowe: 16 December 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan casho ah oo s...
16/12/2021

Garoowe: 16 December 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan casho ah oo sagootin Qasriga Madaxtooyada ugu sameeyay Ardey ka timi Jubaland oo ka qalinjebiyay Jaamacadda PSU ee Garoowe.

Ardeydan oo tiradoodu tahay 22, waxay 4sano oo waxbarasho ah ku qaateen Puntland gaar ahaan Jaamacadda PSU ee Garoowe oo ay ka barteen Sharciga iyo Qaanuunka.

Garoowe TV

Adeegga eDAHABKaga Shubo Prepaidka Somtel Numberkan Gaaban *111 # oo isticmaalaya eDahab. sidoo kale Internet waxad Kaga...
16/12/2021

Adeegga eDAHAB
Kaga Shubo Prepaidka Somtel Numberkan Gaaban *111 # oo isticmaalaya eDahab.
sidoo kale Internet waxad Kaga shuban Kartaa numberka Gaaban ee *101 #

Isticmaal Adeega eDahab Meelkasta oo aad Jooogto

Dad badan ayaa ku xoonsan xarunta wayn ee shirkada Telesom ku leedahay magaalada hargeisa, kadib cilad ku timid adeegyad...
16/12/2021

Dad badan ayaa ku xoonsan xarunta wayn ee shirkada Telesom ku leedahay magaalada hargeisa, kadib cilad ku timid adeegyadii shirkada.
Telesom Company

ADEEGA EDAHABIsticmaal adeegga eDahab Goor-kasta iyo Goob-kasta oo aad Joogto Garaac *111 #Usoo wareeg Somtel          S...
16/12/2021

ADEEGA EDAHAB
Isticmaal adeegga eDahab Goor-kasta iyo Goob-kasta oo aad Joogto Garaac *111 #
Usoo wareeg Somtel


Somtel

Guuleed Biixi oo kamid ah dhalinyarada Qurbejoogta ah ee reer Somaliland ayaa isku sharraxay xildhibaan Baarlamaanka Soo...
16/12/2021

Guuleed Biixi oo kamid ah dhalinyarada Qurbejoogta ah ee reer Somaliland ayaa isku sharraxay xildhibaan Baarlamaanka Soomaaliya.

Address

Dhuurta
Burco
252

Telephone

+252634695396

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye mohamed mukhtaar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wariye mohamed mukhtaar:

Share