HBC Radio Hobyo

HBC Radio Hobyo πŸ“ Based in Adaado, Somalia | 🌍 Inspiring Change

πŸ’Ό What We Do:
Empowering communities through education, health, and impactful projects.

HBC Radio Hobyo 90.0MHz waa idaacad ka howlgasho degmada Hobyo ee gobolka mudug, waxaa ka heleysaa wararkii ugu dambeeyay ee soomaliya iyo caalamka, iyo barnaamijyo ku xiisagalinaya. Dedicated to fostering growth and innovation across Galmudug and beyond.

🎯 Our Mission:
Creating opportunities, sharing knowledge, and making a difference in every life we touch.

πŸ“š Expertise:
βœ” Data Collection | βœ” P

roject Management | βœ” Education & Training
βœ” Health Initiatives | βœ” Community Development

πŸ’¬ Join Us:
Be part of the change! Connect with us to learn, grow, and collaborate on transformative initiatives.

πŸ“© Contact Us:
For inquiries, collaborations, or support, message us directly!

13/08/2026

Omar Abdulkadir Artan Tijaabada Goal line technology ka hor kulankii xaley.

Goal Line Technology (GLT) waa teknoolojiyadda lagu hubiyo in kubbadda ay si buuxda uga gudubtay xariiqda goolka iyo in kale.

⚽ Marka kubaddu goolka ku dhowdahay:

* Kaamirooyin iyo sensors ayaa si joogto ah ula socda kubbadda.
* Haddii kubaddu si buuxda uga gudubto xariiqda goolka, nidaamku wuxuu garsooraha u diraa fariin.
* Garsooraha saacaddiisa ayaa badanaa ka helaya β€œGOAL”.
* Haddii kubaddu xariiqda ku taabato ama aysan si buuxda uga gudbin, goal looma aqoonsanayo.

13/08/2026

Carabtii ayaa markaana Cumar cartan dhahaya waa Carab Somali, Cisaam Shawaal waa wariyaha ugu saameynta badan xiligaan Tacliiqa kulamada toiska ah.

Omar Abdulkadir Artan Garsoorihii ugu horreeyay ee aan Yurub ka soo jeedin ee qabta UEFA Super Cup.
12/08/2026

Omar Abdulkadir Artan Garsoorihii ugu horreeyay ee aan Yurub ka soo jeedin ee qabta UEFA Super Cup.

12/08/2026

Magaaladee Ka daawanee kulanka PSG VS AVL ee Referee ga uu kayahey Garsoore Omar Abdulkadir.

12/08/2026

Maxkamada Racfaanka oo xoriyadeeda dib usiisey Sacdiyo Bajaaj.

Address

Cadaado

Telephone

+252611595197

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HBC Radio Hobyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HBC Radio Hobyo:

Shortcuts

Share