11/07/2026
HAMBALYO AROOS 💍❤️
Maamulka, ciyaartoyda iyo taageerayaasha Naadiga BNB waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ciyaaryahanka naadiga Cabdi Waduud Axmed Maxamuud iyo marwadiisa qaaliga ah Laki C/Risaaq Maxamuud, munaasabadda arooskooda farxadda leh.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu guurkiinna ka dhigo mid kheyr iyo barako leh, kuna dhisan jacayl, isfaham, ixtiraam iyo naxariis. Alle ha idinka dhigo lammaane isku waara wanaag iyo farxad, hana idinku mannaysto ubad suubban.
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo! 🎉💍
Maamulka, Ciyaartoyda iyo Taageerayaasha Naadiga BNB