Ibraahim Dacar Page

Ibraahim Dacar Page sports

KOOXDA HEERKA 2AAD Ee ARIMAHA BULSHADA IYO QOYSKA GOBOLKA ZANAAG  AYA LASO WAREGTAY ABDINAJIB NUUR MADAR OO AY KALA WARE...
04/06/2026

KOOXDA HEERKA 2AAD Ee ARIMAHA BULSHADA IYO QOYSKA GOBOLKA ZANAAG AYA LASO
WAREGTAY ABDINAJIB NUUR MADAR OO AY KALA WAREGTAy KOOXDA HERKA 2AAD WASARADA CADALADA GOBOLKA TOGDHEER

hannlyo goodir ceerigaabo
18/05/2026

hannlyo goodir ceerigaabo

RASMI!KOOXDA WASARADA WARFAAFINTA⚽ SOO DHOWAYN CIYAARYAHAN CUSUB ⚽Kooxda WASARADA WARFAAFINTA waxay si rasmi ah u soo dh...
28/03/2026

RASMI!

KOOXDA WASARADA WARFAAFINTA

⚽ SOO DHOWAYN CIYAARYAHAN CUSUB ⚽

Kooxda WASARADA WARFAAFINTA waxay si rasmi ah u soo dhowaynaysaa ciyaaryahanka cusub ee: MUBARAK AHMED JAMA

Maamulka, ciyaartoyda iyo taageerayaasha WASARADA WARFAAFINTA waxay si diirran u soo dhoweynayaan Mubarak oo ka ciyara khadka dhexe , in uu kooxda la gaadho guulo waaweyn iyo horumar muuqda.

Ku soo dhawoow kooxdaada cusub MUBARAK AHMED JAMA — guul ayaan kuu rajaynaynaa!
Taarikh iyo horumar balaadhan 🏆

QAADICID
19/12/2025

QAADICID

WAREEGA OO DHAMAYS TIRAN BAA LA CIYAARYAA
02/10/2025

WAREEGA OO DHAMAYS TIRAN BAA LA CIYAARYAA

FC  GAASHAAN
28/09/2025

FC GAASHAAN

Muxu laacib ahaa?Mid ka mid ah kuwii ugu wanaagsanaa ee soo mara kubada gobolka. Laacib hibo gaar ah leh oo dabadii la h...
29/07/2025

Muxu laacib ahaa?

Mid ka mid ah kuwii ugu wanaagsanaa ee soo mara kubada gobolka. Laacib hibo gaar ah leh oo dabadii la helin bedelkiisa.

Khad dhexe oo kubad abuur,dhalin iyo farsmo ku dheehnayd. Waa mahamed saed ali shiine.

10ka waxa khaaska ah ee hibada kubadisa u dheerayd waxay ahayd akhlaaqda. Waa nin la ciyaaray facyo kala duwana. Wuxu soo maray kooxo uu dhamantood saamayn weyn ku laha sida kooxdii jaamacada,gaashaan,iyo qorshaynta/H.guud.

Laacib degan,kalsooni,aragti iyo maskax furnaan ku ciyaara.

What a player 🌟

NATIIJADII KULANKI MAANTA
04/03/2025

NATIIJADII KULANKI MAANTA

Waxaa garoonka BERDE STADIOUM kKa socda koobkii Bisha barkaysan ee RAMADAAN
03/03/2025

Waxaa garoonka BERDE STADIOUM k
Ka socda koobkii Bisha barkaysan ee RAMADAAN

Waxaa sihab samile  usocda koobkii Bisha barakysan ee ramadaan
03/03/2025

Waxaa sihab samile usocda koobkii Bisha barakysan ee ramadaan

Address

Tuullo Dacar
Erigavo
9999

Telephone

+252634204075

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibraahim Dacar Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ibraahim Dacar Page:

Share