Roore Media Pro

Roore Media Pro Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Roore Media Pro, Erigavo.
(1)

Roore Media Pro is an innovative production and design company that responds to all kinds of production videos movie, animation photography and post production requirements and specializes in creative visual solution and digital media content generations

π€πŸπ«π’πœπš 𝐜𝐨π₯π₯𝐞𝐠𝐞Kulanka Furitaanta Cupka isdhexgalka Kuliyadaha ee ardayda Africa College π‹π€ππŽπ‘π€π“πŽπ‘π˜ 𝐕𝐒 πˆπ‚π“Maalinta: Arbac...
21/07/2026

π€πŸπ«π’πœπš 𝐜𝐨π₯π₯𝐞𝐠𝐞
Kulanka Furitaanta Cupka isdhexgalka Kuliyadaha ee ardayda Africa College
π‹π€ππŽπ‘π€π“πŽπ‘π˜ 𝐕𝐒 πˆπ‚π“
Maalinta: Arbaca
Wakhtiga: 3:30PM
Taariikhda: 22-7-2026
Garoonka: AllStars Stadium

21/07/2026

Galabnimadii maanta waxa qabsoomay muxaadarooyin qayb ka ah Dawrada Fasaxa Xagaaga ee kalkeedii 15aad ka socota Masjidka Abuubakar Assidiiq, kuwaas oo loogu talagalay haweenka magaalada Ceerigaabo. Muxaadarooyinkan waxaa diiradda lagu saarayey laba mawduuc oo muhiim ah kuwaas oo kala ah; Xishoodka iyo Ahmiyaddiisa iyo Fadliga uu leeyahay Xuska Ilaahay.

21/07/2026

Meher| Abdirahmaan iyo Asma

21/07/2026

Caaqil Cabdiqani Caaqil Xasan | Meher Abdirahman iyo Asma

21/07/2026

Siyaasi Daaday | meher| Abdirahman iyo Asma

21/07/2026

Xaamud Xaaji Nuur wuxuu ahaa ninkii ugu qaalisanaa Gobolka Sanaag
Suldaan Baddacas.

21/07/2026

Siyaasi Farxaan Aadan Haybe |Meher Abdirahman iyo Asma

21/07/2026

BOQOR FAYSAL CISMAAN | Meher: Abdirahman Mahad Mohamed iyo Asma Yusuf Ahmed.

21/07/2026

Hargeysa iyo Garoowe beryahan mataano ayaa ay ahaayeen iminka ilaa Gaalkacayo ayaa ay dhiidhiibsateen: Shiikh Abshir.

21/07/2026

Qoladaa Bari ee inaka gelbinaysa: Jiif Caaqil Maxamed Jiif Caaqil Maxamuud.

Address

Erigavo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Roore Media Pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Roore Media Pro:

Share