Vila Somalia

Vila Somalia Bosaso marero da biij

24/04/2026
DEGDEG : Ciidamo u dhashay beesha warsangali ayaa loo qaadaya gobolka mudug gaar ahaan deegaanka sangaduud , dhowaana be...
24/04/2026

DEGDEG : Ciidamo u dhashay beesha warsangali ayaa loo qaadaya gobolka mudug gaar ahaan deegaanka sangaduud , dhowaana beesha sacad ay deegaamaysay.

Magaalada badhan waxaa maanta lagu diyaarinayaa ururo ciidan kuwaasoona loo daabulayo gobolka mudug si ay halkaas uga dagaal galaan dhufays-yana uga xirtaan.

FG : warsangali iyagu ma xaaba marna Calmiskaad marna mudug in lagu xoreeyo iyagoona ay ka maqan tahay caasimadii Ceergaabo.

Address

Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Vila Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category