MJ Photography

MJ Photography Mj photoz

Markabkii ugu h**eyeyoo kuso xirtaY Dakada Garacad Dalku h**ey bu usocon    📷
28/11/2021

Markabkii ugu h**eyey

oo kuso xirtaY
Dakada Garacad
Dalku h**ey bu usocon



📷

G SPORTSKA DEGANKA JALAMAYAA SAMEYAY ISKU AADKA KOOB DHAWAAN KA FURMI DONA DEEGANKAZKOOBKAN AYA WAXAA MARTI GALINAYAISLA...
11/06/2021

G SPORTSKA DEGANKA JALAM
AYAA SAMEYAY ISKU AADKA
KOOB DHAWAAN KA FURMI DONA DEEGANKAZ

KOOBKAN AYA WAXAA MARTI GALINAYA
ISLA DEGANKA JALAM WAXANA KA QAYB
GALAYA QAYBO KA MID AH XAFADAHA BURTINLE IO KALABAYR

WAKAN ISKU ADKA KOOBKA

GROUP A Group B

kalabayr israac Burtinle
boray jalam Dhagaxley Jalam
Ardu sixa Jalam hawl wadaag Burtinle

Burtinle Sports News

like shere

Xaflad heer sare Ah oo Abaalmarino lagu Gudoonsiinayo guuleestayaashii tartamadii kala Duwanaaee (Al-culuum Secondry Sch...
24/03/2021

Xaflad heer sare Ah oo Abaalmarino lagu Gudoonsiinayo guuleestayaashii tartamadii kala Duwanaa

ee (Al-culuum Secondry School) ayaa waxa ay kadhacaysaa (Hotel peace)

goobta: Peace Hotel
Saacada:9:00 subaxnimo
Taariikhda: 24/3/2021
Maalinta: Khamiis

BISMILAAH Waxaa masjidka wayn eeMasjid AL tawba ee Dagmada burtinle Lagu qabtay XaLfad kitaabo Lagu khatimayey Xalfadas ...
15/03/2021

BISMILAAH

Waxaa masjidka wayn ee
Masjid AL tawba ee Dagmada
burtinle Lagu qabtay

XaLfad kitaabo Lagu khatimayey
Xalfadas waxa Kaso qayb galay
Gudomiyaha Dagmada burtinle

*Sayid Mohamud xirsi

Nabadono Culuma udiin io Qaybaha kale ee bulshada Waxan Lagu wayneynay Kor uqaadid dinta io Kitaabka.Alle

Mahadsanidin

Shere Like
Losoco wararka kle Ee Dagmada

XALFAD MEHERDAAHIR NUUR ISMAILAMINO FARAH MOH'EDNoo ogoLaw inaan Malintadasi Hagar La.aan kugu Shaqeyno Mudane MarwoWxii...
07/03/2021

XALFAD MEHER

DAAHIR NUUR ISMAIL
AMINO FARAH MOH'ED

Noo ogoLaw inaan Malintada
si Hagar La.aan kugu Shaqeyno
Mudane Marwo

Wxii Faah Faahin ah
Nga so Wac
0906038695 0906752043

mahadsanidin

Ex-Gudoomiye C.qaadir C.waahid Ayaa agab Sports oo dhamaystiran gudoonsiiyay Deegaanka (Jalam)Waxaana kagudoomay agabkaa...
04/03/2021

Ex-Gudoomiye
C.qaadir C.waahid

Ayaa agab Sports oo dhamaystiran gudoonsiiyay Deegaanka (Jalam)

Waxaana kagudoomay agabkaas Gudoomiyaha Deegaanka (Jalam)
Mudane:(Suleemaan Geesdiir)
Masuuliyiinta Deegaanka& dhalinta Sportska Deegaana

Sidoo kale waxay uga mahadceliyeen Gudoomiyihi h**e ee Sportska shaqadii adkayd ee uu kaqabtay deegaanka intii uu xilka hayay

Mahadsanid

Bismilaahogaysiis Dhaman bulshada Ree burtinle Waxn La socod sinaynain Loo FuraY DAAUS BUITY AND BAKINOo Ah MeeL Laguu S...
03/03/2021

Bismilaah

ogaysiis Dhaman bulshada Ree
burtinle Waxn La socod sinayna
in Loo FuraY
DAAUS BUITY AND BAKIN

Oo Ah MeeL Laguu Samay Cake Sida
xalfadaha Aroosyada Dhalashoyinka

Meharada Xalfadaha Gaarka ah

dhaman la socod wanagsan

Wxii Faah Faahin AH Kala xariir

0907821184 0906851588

Al-Culuum Secondry School (Garaad Cup) 1.march.2021Waxaa Garoonka Kubada Cagta (Nugaal Stadium) Ee Deg.Burtinle ka furma...
02/03/2021

Al-Culuum Secondry School

(Garaad Cup)

1.march.2021

Waxaa Garoonka Kubada Cagta (Nugaal Stadium) Ee Deg.Burtinle ka furmay

Koobka (Al-Culuum Secondry School) oo Ay kutartamayaan Afar Fasal

Waxaana is wajahay Kulankii Furitaanka
Form two class Vs Form one class
iyadoo 2:1 ay guushu kuraacday
Form one Class

Hambalyo Form one Class

A.S.S

Xaflad heer sare Ah oo lagu daah furayay college ka Cusub ee (Burtinle College)Ayaa waxa ay kadhacday barxada wayn ee Co...
21/02/2021

Xaflad heer sare Ah oo lagu daah furayay college ka Cusub ee (Burtinle College)

Ayaa waxa ay kadhacday barxada wayn ee College ka, Waxaana kasoo qayb galay

*Duqa Degmada Burtinle
(Sayid mohamuud Hersi)

*xildhibaanada golaha deegaanka
*Gudoomiyaha Gudiga Hormarinta
(Cabduulahi khaliif )

*Nabadoonada
*madaxa Suuqgaynta Shirkadaha Golis&Amal
*Maamulka Sare ee college

*Maamulka Mu assasada Al-Culuum
*Gudoomiyaha Dhalinyarada
*Culumaaudiinka ,macalliminta Degmada & qaybaha kala duwan ee bulshada

Al-Culuum Socandry SchooLxaflad heer sare ah oo lagu abaalmarinayay ardayda Dugsiga Sare ee AL-CULUUM SECONDRY SCHOOL ay...
11/02/2021

Al-Culuum Socandry SchooL

xaflad heer sare ah oo lagu abaalmarinayay ardayda Dugsiga Sare ee AL-CULUUM SECONDRY SCHOOL

ayaa waxa ay kadhacday Dugsiga Sare Ee AL- CULUUM Secondry School waxaana kaqayb galay

maamulka Deg. Burtinle
maamulka Dugsiga Sare ee AL -CULLUM Secondry School iyo Waaridiinta Ardayda

waxaana lagu Abaalmariyaay Ardaydii kaalmaha gashay

MudaNe  io MarwoFarxad Waarta Abdi AziiZ HoteL Burtinle shere Like
03/01/2021

MudaNe io Marwo

Farxad Waarta

Abdi AziiZ HoteL Burtinle
shere Like

Mundane MarwoMalintada Noo ogalaw inaa Si hagaR la an ahkugu ShaqynoCongratulations like shere
16/12/2020

Mundane

Marwo

Malintada Noo ogalaw
inaa Si hagaR la an ah
kugu Shaqyno

Congratulations
like shere

Address

252906038695
Gaalkacyo
MJ

Telephone

+252906038695

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MJ Photography posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share