Milgo Production

Milgo Production Milgo Production is a full-service creative agency that specializes in photography, videography

16/04/2026

Liyad Event

29/03/2026
Reer Boosaaso diyaar ma tihiin? ๐ŸŒŠ๐Ÿ“ธ Dhawaan filo xarag-jarka Xarunta Cusub ee Milgo Portrait ee xarunta ganacsiga Puntlan...
12/03/2026

Reer Boosaaso diyaar ma tihiin? ๐ŸŒŠ๐Ÿ“ธ Dhawaan filo xarag-jarka Xarunta Cusub ee Milgo Portrait ee xarunta ganacsiga Puntland! Xaruntani waa tusaale milgo iyo maamuus u ah bulshada Boosaaso, waxayna idiin soo kordhin doontaa adeegyo sawir iyo muuqaal ah oo aan horay loo arag. U diyaar garooba furitaanka weyn! ๐ŸŽ‰

Milgo Production Milgo Portrait Laascaanood Milgo Wedding

Reer Burtinle, waan idiin nimid! ๐Ÿ“ธโœจ Dhawaan filo xarag-jarka Xarunta Cusub ee Milgo Portrait. Xaruntani waa astaan shara...
12/03/2026

Reer Burtinle, waan idiin nimid! ๐Ÿ“ธโœจ Dhawaan filo xarag-jarka Xarunta Cusub ee Milgo Portrait. Xaruntani waa astaan sharaf iyo milgo u ah bulshada Burtinle, waxayna u taagan tahay inaan idinla wadaagno adeeg casri ah iyo xusuuso aan duugoobin. U diyaar garooba furitaanka weyn! ๐ŸŽ‰

Milgo Portrait Laascaanood Milgo Wedding Milgo Production

07/01/2026
Sawiro  Hambalyo Nafiso iyo Mohamed"Wada noolaado nabad ku waara                               "ุจุงุฑูƒ ุงู„ู„ู‡ ู„ูƒู…ุง ูˆ ุจุงุฑูƒ ุนู„...
13/12/2025

Sawiro
Hambalyo Nafiso iyo Mohamed
"Wada noolaado nabad ku waara
"ุจุงุฑูƒ ุงู„ู„ู‡ ู„ูƒู…ุง ูˆ ุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠูƒู…ุง ูˆ ุฌู…ุน ุจูŠู†ูƒู…ุง ููŠ ุฎูŠุฑ
WhatsApp 0907599989
Milgo Wedding

๐ŸŽ‰ Daahfurka Rasmiga ah ee HOTEL CADDUUN โ€“ Gaalkacyo ๐ŸŽ‰Waxaan ku faraxsanahay inaan bulshada la wadaagno furitaanka Hotel ...
06/12/2025

๐ŸŽ‰ Daahfurka Rasmiga ah ee HOTEL CADDUUN โ€“ Gaalkacyo ๐ŸŽ‰

Waxaan ku faraxsanahay inaan bulshada la wadaagno furitaanka Hotel Cadduun oo si rasmi ah looga daahfuray magaalada Gaalkacyo. Munaasabadda waxaa ka soo qayb galay marti sharaf tiro badan oo ay ka mid yihiin:
โœจ Wasiirro ka tirsan Dowladda Puntland
โœจ Xildhibaano
โœจ Isimo & Waxgarad
โœจ Dhalinyaro & Ganacsato
โœจ Madax kala duwan oo ka kala socday Maamulada Puntland & Galmudug

Hotel-ka waxaa hirgeliyay Crisaaq Cali Iniin, isagoo bulshada u soo kordhiyay adeeg casri ah oo tayo sare leh.

Milgo Production ahaan, waxaan sharaf weyn u aragnaa in aan qaban-qaabada munaasabaddan u qabanay Full Event Management, annagoo si buuxda u agaasinnay:
๐ŸŽค Dhamaan hab-maamuuska
๐ŸŽฅ Live Production
โœจ Qurxinta & Stage-ka
๐Ÿ”Š Sound & Light Setup
๐Ÿ“ธ Photo & Video Coverage

Waxaan u mahadcelineynaa cid walba oo ka qeyb gashay furitaankan taariikhiga ah.

Hotel Cadduun โ€” Hal-abuur, Horumar & Martigelin Heer Sare ah.
Milgo Production โ€” Your Event, Perfectly Managed.

Bashiir Cabdicasiis Warsame ayaa si rasmi ah uga guddoomay Xisbiga KAAH warqadda musharraxnimo, taasoo u xaqiijisay inuu...
13/09/2025

Bashiir Cabdicasiis Warsame ayaa si rasmi ah uga guddoomay Xisbiga KAAH warqadda musharraxnimo, taasoo u xaqiijisay inuu yahay musharrax u taagan doorashada Duqa Degmada Gaalkacyo.

SAWIRRO: Waxaa sharaf inoo ah inaa ka qayb qaadanay kulan furan oo Xogwarran ah  โ€œXaaladda Soomaaliya ee Maantaโ€ kaasoo ...
05/08/2025

SAWIRRO: Waxaa sharaf inoo ah inaa ka qayb qaadanay kulan furan oo Xogwarran ah โ€œXaaladda Soomaaliya ee Maantaโ€ kaasoo uu marti ku yahay Nuradin Aden Dirie โ€“ siyaasi, aqoonyahan, iyo falanqeeye si qoto dheer uga hadli doona xaaladda siyaasadeed, amniga, iyo jihada dalku u socdo.

Barnaamijkaan waxaa soo qabanqaabiyay The Daily Somalia

Milgo Production Milgo Wedding Milgo Portrait Laascaanood

Address

Daraawiish
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Milgo Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Milgo Production:

Share