Amiir Abdulrahman

Amiir Abdulrahman Kusoo dhawaada funns videos iyo Waxyaalo Kuxiiso galin doona

  HISTORY
17/09/2023

HISTORY

22/02/2022
21/02/2022
24/08/2021

Now

Hablihii somaliyed oo fikrad wanaagsan keenayHalkadhaha😬
05/09/2020

Hablihii somaliyed oo fikrad wanaagsan keenay

Halkadhaha😬

taasi oo ay saldhig u ahayd magaalada barakeysan ee Makka.[7]Khulafadii Umawiyiinta ( ingiriis : Umayyad Caliphate; cara...
25/08/2020

taasi oo ay saldhig u ahayd magaalada barakeysan ee Makka.[7]
Khulafadii Umawiyiinta ( ingiriis : Umayyad Caliphate; carabi: ﺍﻟﺨﻼﻓﺔ ﺍﻷﻣﻮﻳﺔ ama ﺍﻷﻣﻮﻳﻮﻥ ) waa dowladii Islaamka ee maamulka kala wareegtay Afartii Khulafo taas oo uu aasaasey
Khaliifkii 5aad ee ku xigay Khulafo u Raashidiinkii . Boqortooyadan waxa sameeyey asxaabiga weyn ee Mucaawiya wakhtigii ka dambeeyey dhimashaddii Nebi Muxamed (c.s.w). [8]
Ka dib maamulkii Cusm aan binu Cafaan (644–656), waxaa hogaanka dowladii Islaamka la wareegay Mucawiya binu Sufyaan oo si xoog ah ku qabsaday maamulka isla markaana ka dhigey hogaanka Islaamiyiinta mid dhaxaltooyo ah. Mucawiya wuxuu wakhti dheer masuul ka ahaa gobolada dalka Suuriya, markuu la wareegay maamulka dowladii Islaamkana wuxuu magaalo madax ka dhigtey caasimada Dimishiq.[9]
Si kastaba ha ahaatee, wakhtigii Umawiyiintu haysay hogaanka boqortooyada Islaamka waxey gaadhsiiyeen dhul aad u balaadhan iyagoo qabsadey waqooyiga Afrika, dhamaan deegaanada Bariga dhexe , meelo ka mid ah
Aasiyada kore ilaa meelo badan oo koonfurta Yurub ah sida wadamadda Isbayn , Giriig iyo Jasiiradaha u dhow. [10] Markey Dawladda Umawiyiintu mareysay meeshii ugu sareeysay waxay heysatay dhul aad u balaadhan oo dhan
5.79 mayl labalaaban (15,000,000 km 2), taasi oo ah boqortooyadii ugu balaadhneyd ee dunidu aragto iyo mida shanaad ee ugu weyn waligeed.
= taariikhdii umuwayiinta
=Wa
Furashaddii iyo fiditaankii boqortooyada Islaamka wakhtigii Rashidiinta ee maamulka hayeen afarta khaliif . Kala qeybsanaanta meesha waxay ku tusaysaa wakhtiyadii kala duwanaa ee Khulafadii Rashiidiinta kuwaas oo ugu dambeeyay Cali goortii ay bilaabantey
Fitnadii Kowaad .
Xoogagii adkaa ee Khulafo Raashidiintu samaysay kuwaas oo ugu dambeeyay Calli wakhtigii Fitnadii Kowaad
Gobolada uu maamulayay Mucaawiye goortii ay bilaabantey Fitnadii Kowaad
Masaajidka Umawiyiinta kaasi oo la dhisey wakhtigii Mucaawiye maamulka Dawladda Islaamka gacanta ku hayay.
Maabka gobolada Dawladda Umawiyiintu ka talineeysay.
Muc

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amiir Abdulrahman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Amiir Abdulrahman:

Share