Dhaye Media

Dhaye Media like saar page-ka

11/06/2026

Ugaas iyo hablihiisii oo garab taagan🔥

11/06/2026

Ugaas iyo hablihiisii🔥

11/06/2026

Ugaas buuni iyo caawa🔥👀

11/06/2026

Wuxuu u qaaday hees dadaalkeeda ay ku kasbatay Manal Lander

10/06/2026

Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan ayaa galabta Kulan la qaatay dadweynaha degmada 26ka Juun ee magaalada Hargeysa”Kulankan ayaa ahaa mid lagu xoojinaayo xidhiidhka bulshada iyo Ciidanka Booliska JSL

10/06/2026

Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda ayaa Shaqaalaheeda siinaysa Adeeg Caafimaad (Health and Medical Support), caawa ayaa lagu saxeexay Xarunta Wasaaradda Heshiiska Adeegaasi

10/06/2026

Hogaamiye maxamed xukuumadani waxay ku fiican tahay furfurka iyo iska horkeenka

08/06/2026

Taliyaha booliska s.land oo la kulmay dhalinyada iyo ganacsatada 150 ka

08/06/2026

Mustafe iyo raxma dhisma oo dhaqma❤️

07/06/2026

Suldaan qabile caawa media-ha ayuu haystaa wuxuu u eeg yahay nin ka adkaaday garabkii kale

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhaye Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share