CMJ Photography

CMJ Photography Welcome Kusoo Dhawoow Sawir qaade CMJ Photography waxad ka helaysaa video tayo leh Sawiro Tayo sare

Madaxwayanaha Dalka Israel isaac herzog oo Madaxtooyada kusoo dhaweeyay Madaxwayne Cirro
14/06/2026

Madaxwayanaha Dalka Israel isaac herzog oo Madaxtooyada kusoo dhaweeyay Madaxwayne Cirro

09/06/2026

Hargeisa Somaliland Suuqii waaheen
CMJ Photography

30/05/2026

Xafladda Xil-wareejinta Duqa iyo Ku-xigeenka Duqa Caasimadda

18/05/2026

Madaxwayne Abdirahmaan Cirro

17/05/2026

General Xudhuun oo dhexda u xidhay xaalada Boorama .

12/05/2026

Maayir h**e Mooge oo hada hadlaya

12/05/2026

10, Mudane ayaa ku sugan kalfadhiga golaha deegaanka Hargaysa

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Mukhtaar Xaaji Maxamed Faarax oo maali...
07/05/2026

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Mukhtaar Xaaji Maxamed Faarax oo maalintii labaad safar shaqo ku jooga Gobolka Awdal, gaar ahaan caasimadda Boorama, ayaa kormeer ku sameeyey mashaariicda dhinaca biyaha ee ka socda magaalada Boorama iyo dedaallada lagu xaqiijinayo sidii bulshada deegaanka Boorama u heli lahaayeen biyo ku filan oo waara.

Sidoo kale, Wasiir Ku-xigeenku waxa uu kulan la qaatay madaxda Shirkadda Adeega Biyaha ee SHABA iyo Iskuduwaha Wasaaradda Horumarinta Biyaha ee Gobolka Awdal, iyadoo kulankaasi diiradda lagu saaray xoojinta adeegyada biyaha, dardargelinta mashaariicda socda.

07/05/2026

Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL ayaa ka hadlay dagaal ka dhacay gobolka Sanaag.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CMJ Photography posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to CMJ Photography:

Share

Category