ST media

ST media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ST media, Photographer, 0634588395, Hargeisa.

27/03/2026

Roob weyn ayaa ka da,ay casarkii deeganada ku teedsan dagamda sallahley

15/01/2026

Gabadh oromo ah oo sheegtay inay citiraafka somaliland adrkeed abii Ahmed kaso qaadayso iyadu

15/01/2026

Nafar reer Isr....l.ah oo sheegay inuu 24 calanka somaliland wadoyinka dhexsito

03/01/2026

Warbaahin hawdka sare
ST media

Ninka igu matali doona golaha baarlamanka jsl Khadar WAli Muhumed Wuxu uu waxkhtigii waxbasharasho kasoo bilaabay dagmad...
20/03/2025

Ninka igu matali doona golaha baarlamanka jsl

Khadar WAli Muhumed

Wuxu uu waxkhtigii waxbasharasho kasoo bilaabay dagmada sallahley ilaa secondary school kii uu kasoo dhamaystay

Maadama oo ayna jaamacadi ku online dagmada sallahley wuxu wakhtigisi waxbarasho kasii bilowday caasimada hargaysa

Isagoo dhinacna wax ka Barta ayuuu dhinacna wax ka dhigayay

Ilaa uu markii danbe cago dhigtay cariga engriska

Isaga oo usoo laabanaya in dagmadiisi uu wax kusoo celiyo kana qayb qaato ama kala shaqeeyo dhinaca horumarka

Hadaba Al xasil hadii aynu doonayno in dadkeena iyo dalkeenuba hurumar gaaadho waa inaynu dooranaa dadka wax inagu soo celinaya ama wax
Kusoo kordhin kara dhinaca aqoonta ka dagmo ahaan iyo ka Dal ahaanba
Hadaba ayaynan dooranin nin jaahila oo inooso shaqo taga

Waxan adigoo ku kalsoon rajaynayaa inuu wax badan ka Tari Karo dhinaca horumarka dagmada iyo dalkaba

27/10/2024

Reer sallahley waa wadani

10/09/2024

Hadan balal leeyahay✈️

29/06/2024
07/05/2024
Hanbalyo masuul Khaalid ibarahin xasan oo ahaa xoghayihii Dawlada Hoose ee Degmada Sallaxley oo maanta loo magacaaabay a...
23/04/2024

Hanbalyo masuul Khaalid ibarahin xasan oo ahaa xoghayihii Dawlada Hoose ee Degmada Sallaxley oo maanta loo magacaaabay agaasimaha guud ee diinta iyo
Awqaafta jsl

Address

0634588395
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ST media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ST media:

Share

Category