Farhan Media

Farhan Media "Kala soco Warar Sugan & muuqaallo qurux badan dhacdooyin xiiso leh oo aad ka heli doonto boggan!"

15/05/2026

“Waa sannadkii u horreeyay ee aynu 18-ka May u dabaal-degno innagoo haysanna aqoonsi caalami ah.”

— Wasiirka Qorshaynta Qaranka

15/05/2026

Maxamed Maame & Heestii Madaxweynaha Qaranka.

15/05/2026

Saxafiyad Nimco Samriye oo Qaranka u Heestay.

15/05/2026

Magaalada Hargeysa Oo Caawa Martigelisay Xaflad Qurux Badan Oo Hablaha Somaliland ku Maamuusayaan 18May

New Hargaysa oo caawa siwayn looga dabaal dagay munaasibada 18MAY.
15/05/2026

New Hargaysa oo caawa siwayn looga dabaal dagay munaasibada 18MAY.

15/05/2026

Waa diyaar ganacsadaha iyo hotelkiisa Xamdaan

15/05/2026

Waa Diyaar Baanka Dhexe jsl.

15/05/2026

"Waa Diyaar Muwaadinka & Shirkadiisuba.

15/05/2026

Ilaahaw qaranka Somaliland iyo shacabkiisa jecelba noo daa,

Khudbadihii Salaadda Jimcaha ee maanta laga jeediyay Qaar ka mid ah masaajidyada magaalada Hargeisa ayaa  si weyn diirad...
15/05/2026

Khudbadihii Salaadda Jimcaha ee maanta laga jeediyay Qaar ka mid ah masaajidyada magaalada Hargeisa ayaa si weyn diiradda loogu saaray xurmada calanka Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan kalmadda towxiidka ee ku qoran calanka: “Laa Ilaaha Illa Allaah, Maxamed Rasuulullaah.”

Culimadii khudbadaha jeedisay ayaa bulshada uga digay in si aan munaasib ahayn loola dhaqmo calanka inta lagu jiro dabaaldegyada 18-ka May, iyagoo sheegay in aan habboonayn in calanka lagu ciyaaro, dhulka lagu jiido ama loo isticmaalo qaab dhaawacaya xurmada kalmadda barakaysan ee ku qoran.

Waxay culimadu ku booriyeen bulshada in laga fogaado ficillada ku dhici kara kalmadda towxiidka, iyagoo xusay in Ilaahay looga cabsado xurmada kalmaddaas weyn, islamarkaana aanay habboonayn in lagu ciyaaro ama lagu sameeyo wax dhaawacaya qadarinteeda. Waxay sidoo kale carrabka ku adkeeyeen in jacaylka dalka iyo dabaaldegyadu ay wanaagsan yihiin, balse loo baahan yahay in lagu saleeyo edeb, xushmad iyo ilaalinta shacaa'irta Islaamka.

Nala wadaag masaajidka aad maanta ku tukatay ee khudbaddan lagaga hadlay.

Farhan Media

14/05/2026

Caasimadu waa Ciidaysaa.

Address

Hargeisa Road One
Hargeisa

Telephone

+252634167934

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farhan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share