ALLE KAA FARXI

ALLE KAA FARXI Allaa mahad leh

03/02/2025

Umada hantidoodu ka gubaytay badel khayr leh Elle ha siiyo

03/02/2025

Alle abaalkiisi Jano taliye ahmed sawaaxili iyo dhaman ciidanka dabdamiska jamhuuriyada somaliland waa halka somaliland ka dhimanwaydaye

Caawa oo kale sannad ka hor, magaalada Hargeysa waxa ka gubtay mid ka mid ah ilihii dhaqaale ee dalka ugu xooganaa. Guba...
31/03/2023

Caawa oo kale sannad ka hor, magaalada Hargeysa waxa ka gubtay mid ka mid ah ilihii dhaqaale ee dalka ugu xooganaa. Gubashadii suuqa Waaheen waxa lagu waayey hanti Balaayiin Doollar lagu qiyaasay. Sannad ka dib, illaa hadda lama hayyo Statement rasmi ah oo ay dawladdu ku sheegeyso waxa sababay burburka maaliyadeed ee dadka soo gaadhey. Qaddarka ayuun baa loo daayey arrintaas.

Ilaahay mahaddii, dadku is may dhiibin ee dadkii Reer Soomaliland waxay isu taageen dhismaha suuq ka casrisan ka na qurux badan kii h**e.

31/03/2023

Jawiga casimada Hargaysai

30/03/2023

Walal Allah Dartiis u soo Caawi hooya maryama oo ku nool magalada hargaysa ,

Hooyo Maryama ; Cid ma lehi ilahay mooye

Lambarkaaga ugu hagaaji wixii aad awoodo walal
0634196701

27/05/2022

Sadasha kulanka finalka ee Real Madrid and Liverpool
Iyo waliba oohintii reer real hhh cajiib bullo

Ninkan oo u dhashay Dalka Suuriya Goob jalaatada lagu iibiyana ku haysta Turkeyga ayaa waxa uu sheegay in Hablaha Soomaa...
25/05/2022

Ninkan oo u dhashay Dalka Suuriya Goob jalaatada lagu iibiyana ku haysta Turkeyga ayaa waxa uu sheegay in Hablaha Soomaalidu yihiin kuwa ugu badan ee camira meheradiisa uu aadna ugu Faraxsan yahay.

Ninkaan halaga qabto Gabdhaha Somalida ee xabad jalaato darteed qoob ka ciyaar u sameynaya waliba Si Puplic Ah,Kana duubto muuqaalo uu ku baahiyo bartiisa Tiktok,Facebook,Instagram iyo barihiisa bulshada.

LABADAN MIDKEE AH KUBAD BURBURIYA HA UGU WANAGASAN HADA
25/05/2022

LABADAN MIDKEE AH KUBAD BURBURIYA HA
UGU WANAGASAN HADA

Waa kuma ciyaaryahanka aad is leedahay wuu u qalmaa abaalmarintan Ballon d'Or?Magaciisa iyo sababta aad u aamisan tahay ...
25/05/2022

Waa kuma ciyaaryahanka aad is leedahay wuu u qalmaa abaalmarintan Ballon d'Or?

Magaciisa iyo sababta aad u aamisan tahay inala wadaag.

24/05/2022

DHAMAAN UMADA MUSLIMKA AH PAGE
ALLE KAA FARXI HA LA SOO DHAWEEYO
MAHADSANID

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ALLE KAA FARXI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category