A Naasir

A Naasir Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from A Naasir, Hargeisa.

Maxamed Cabduqaadir Sheikh Ibrahim oo ka tirsan Boliiska Koonfur Galbeed gaar ahaan kuwooda ka howl galo Afgooye ayay Ma...
27/11/2022

Maxamed Cabduqaadir Sheikh Ibrahim oo ka tirsan Boliiska Koonfur Galbeed gaar ahaan kuwooda ka howl galo Afgooye ayay Maxkamadda Ciidama ku xukuntay Dil toogasha ah.

25-kii April Sanadkan ayuu Mindi (Toorey) Ku Dilay AUN Cabdifitaax Cabdullaahi Cali.

Dilka ayaa sabab u ahaa muran ka dhashay Janta Sigaar amaba letar

Moroco❤️🤍Say msha alah
27/11/2022

Moroco❤️🤍

Say msha alah

Burco caawa xaalada ayaa murugsan.
13/11/2022

Burco caawa xaalada ayaa murugsan.

Qarax ka dhacay dagmada Dayniile ayaa lala beegsaday gaari Cabdibile ah oo wadada marayay, waxaana ka dhashay qasaaro is...
03/11/2022

Qarax ka dhacay dagmada Dayniile ayaa lala beegsaday gaari Cabdibile ah oo wadada marayay, waxaana ka dhashay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah oo wadada isticmaalayay iyo askartii saarnayd gaariga qaraxa lala beegsaday.

Waxaa maanta si rasmi ah xadhiga looga jarey mashruuca biyo-gelinta gaashaamo .************************Madaxwayne ku-xig...
02/11/2022

Waxaa maanta si rasmi ah xadhiga looga jarey mashruuca biyo-gelinta gaashaamo .

************************

Madaxwayne ku-xigeenka DDS mudane ibraahim cusmaan Faarax, wasiirka xafiiska biyaha DDS mudane Xasan Maxamed Xuseen, wasiirka xafiiska dhaqanka iyo dalxiiska DDS Marwo Warsan cawil Muxumed ayaa maanta si wadajir ah xadhiga uga jaray Mashruuca biyo-gelinta degmada gaashaamo oo lagu guulaystay dhamaystirkiisa

Mashruuca biyo-gelinta Gaashaamo oo ay ku baxday 115 milyan oo birr isla markaana ay ka faaideysan doonto bulsho kor u dhaafaysa 30 kun oo qof ayaa waxaa uu ka kooban yahay qaybo kala duwan oo kala ah:-
1. Sadex(3) ceel biyood oo dhaadheer oo midkiiba la qodey 580 miter
2. Sadex(3) kayd biyood oo kala duwan
3. tuunbooyinka biyaha keena iyo kuwa u qaybinaya magaalada oo dhan 50 KM
4. 22 goobood oo ay dadku ka cabaan
5. Todoba(7) goobood oo dararka xooluhu ka cabaan ah
6. Dhismaha xafiiska wakaalada maamuli doonta mashruuca.

Waxaa xusid mudan in mashruucan maanta xadhiga laga jaray uu adeega biyaha siinayey bulshada magaalada gaashaamo 2dii ee lasoo dhaafay.

02/11/2022

magalade ayaad nagala socota
Star mediamedia

Bil iyo 17 maalmood ayaa u hadhay  Cabdimaalik Sh.Muuse Coldoon ,insha Allaah.Badhtamaha bisha 12aad ee soo socota ayuu ...
02/11/2022

Bil iyo 17 maalmood ayaa u hadhay Cabdimaalik Sh.Muuse Coldoon ,insha Allaah.
Badhtamaha bisha 12aad ee soo socota ayuu kaga eegyahay xadhigu.

Degmada Laascaanod Ee Xarunta Gobolka Sool.Guud Ahaan Gobolkii sool Waa Barwaaqo.Halbeeg Media📷
30/10/2022

Degmada Laascaanod Ee Xarunta Gobolka Sool.
Guud Ahaan Gobolkii sool Waa Barwaaqo.
Halbeeg Media📷

Harrada ugu wayn hawd reserve areaHarro molin.Royal media prodacion📷
30/10/2022

Harrada ugu wayn hawd reserve area
Harro molin.
Royal media prodacion📷

Walaasheen Huda   muddo ka hor ayey ila wadaagtey in xaaladeedu tahay familly problem, qof aanan u kala xasuusan hooyade...
30/10/2022

Walaasheen Huda muddo ka hor ayey ila wadaagtey in xaaladeedu tahay familly problem, qof aanan u kala xasuusan hooyadeed habaryarteed iyo eedadeed baa tacadi shakhsiyeed ku hayey, in badan caawimo ayey iga dalbatey markan is dhaho warayso xaaladaheeda gaar way baqdaa oo iska dhaaf walaal ayey igu dhehdaa message kana unsent bay dhehdaa.

Ugu dambayn intaas waxaa haya xanuun nafsi, waxay u baahan tahay dhakhter nafsi, qof walbo caqli leh wuu dareemi karaa qoraalada ayey inala wadaagto humaaga ay bixinayaan, maanta waa Quus huda ee alle ha garab galo.

Magool Jibriil

Shaacinta miisaaniyada 2015ka ee degmada gashamo oo markii ugu horaysay Lagu qabtay santarka moholin.Roble Abdi
30/10/2022

Shaacinta miisaaniyada 2015ka ee degmada gashamo oo markii ugu horaysay
Lagu qabtay santarka moholin.

Roble Abdi

MUQDISHO: Dhalinyarada ayaa safaf dhaadheer u galay cusbitaallada si ay Dhiig ugu shubaan dadkii ku waxyeelloobay Qaraxy...
30/10/2022

MUQDISHO: Dhalinyarada ayaa safaf dhaadheer u galay cusbitaallada si ay Dhiig ugu shubaan dadkii ku waxyeelloobay Qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada. Qaraxa ayaa la sheegay in ay ku geeriyoodeen ku dhawaad 100 qof.

Address

Hargeisa

Telephone

+251953555501

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when A Naasir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to A Naasir:

Share