Abdyhakein kiinto

Abdyhakein kiinto C.xakiin xasan

21/06/2022

Xildhibaan Maxamed Abiib iyo guddoomiyaha Hay’adda Barakacayaasha ?

• Today's the best Photo 🌿🥰• beautiful       
18/06/2022

• Today's the best Photo 🌿🥰

• beautiful








11/06/2022

Dhibaatoyinka hasta dhalinyarada

"Dhalinyarada waxaan leeyahay hadii ciidanku rasaas sharci daro ah idinku soo ridaan isku dhiga" Musharrax Cirro
26/05/2022

"Dhalinyarada waxaan leeyahay hadii ciidanku rasaas sharci daro ah idinku soo ridaan isku dhiga" Musharrax Cirro

Gacan ka hadal ayaa dhexmaray qaar kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland
23/05/2022

Gacan ka hadal ayaa dhexmaray qaar kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland

Kulanka Madaxtooyada ku dhexmaray Madaxweynaha iyo Hogaamiyaasha Xisbiyadda Mucaaridka Somaliland
16/05/2022

Kulanka Madaxtooyada ku dhexmaray Madaxweynaha iyo Hogaamiyaasha Xisbiyadda Mucaaridka Somaliland

Hassan Sheikh Madaxweynaha  Somalia ayaa maanta lakulmay Saraakisha ciidamda dowladda Somalia .Hassan saacada yar un kad...
16/05/2022

Hassan Sheikh Madaxweynaha Somalia ayaa maanta lakulmay Saraakisha ciidamda dowladda Somalia .

Hassan saacada yar un kadib doorashadiisa waa uu shaqa galay durba wax nasiina ah ma samen .

sidee kula tahay ?

Madaxweynaha Somaliland iyo madaxda xisbiyada Mucaaradka ayaa caawa kulan leh.Kulanka waxa fudaydiyay midowga Yurub sida...
16/05/2022

Madaxweynaha Somaliland iyo madaxda xisbiyada Mucaaradka ayaa caawa kulan leh.

Kulanka waxa fudaydiyay midowga Yurub sida uu sheegay xoghayaha guud ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi.

Khilaafka Doorashada ayaa lagaga hadlayaa kulanka caawa.

Hassan Gallaydh

Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa ku dhawaaqaya urur cusub oo magaciisa la yidhaahdo BARWAAQO.
07/05/2022

Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa ku dhawaaqaya urur cusub oo magaciisa la yidhaahdo BARWAAQO.

Wasiirka diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Albaani ayaa hadda ku dhawaaqey in ay berri ciid tahay.CIID WANAAGSAN
01/05/2022

Wasiirka diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Albaani ayaa hadda ku dhawaaqey in ay berri ciid tahay.

CIID WANAAGSAN

30/04/2022

Somaliland

Askari South African caddaan ah ayaa toogtay gabadh Madow ah oo uu u maleeyay xayawaanka Jeerta loo yaqaanno. Askarigan ...
30/04/2022

Askari South African caddaan ah ayaa toogtay gabadh Madow ah oo uu u maleeyay xayawaanka Jeerta loo yaqaanno. Askarigan caddaanka ah ayaa gabadhan toogtay xilli ay lammaanaheeda la kalluumeysanaysay.

Arrintan ayaa ka dhacday agagaarka Webi ku yaalla magaalada Lephalale ee gobolka Limpopo, dalka Koonfur Afrika.

Address

Hargeisa
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdyhakein kiinto posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdyhakein kiinto:

Share