MUUQ MEDIA

MUUQ MEDIA Kani waa Bogga Rasmiga ah ee Muuq Media

11/07/2026

DEGDEG; Wariye Aan La Garanayn Sababta Ay Ku Garaaceen Askarta Golaha Wakiilada…..

11/07/2026

DEG DEG: “Beesha Subeer Awal ayaa iska leh Gudomiyaha Golaha Guurtida”

11/07/2026

Astaantii gobonnimadaa galbatay. Allah haw naxariisto Xaaji Cali-Shucaac oo Axadda lagu aasi doono magaalada Jigjiga.

11/07/2026

Abaal Malaha Oo Xurma malaha Oo ogaal malaha Gooladaha ayan budhadh Kula Sugayna .

11/07/2026

“Xukuumadda waxan uga digaynaa inay fuliso cashuurtaas bilaa cinwaanka ah ee qorshaynayso inay soo rogto, haddii dalka waxa ka dhici kara kacdoono siman oo ay adkaan doonto xasilintoodu”. Xoghayaha Maaliyadda Xisbiga KAAH, Mustafe Barkhad Dhimbiil

11/07/2026

“Xukuumaddu Waxay tahli kari wayday, inay ka hadasho oo ka hawl-gasho dilalka soo noqnoqday ee goobaha macdanta laga qodo, waxaan leeyahay u dhaqma sidii xukuumad dalka taladeeda haysa”. Wasiir ku-xigeenkii h**e ee Wasaaradda Waxbarashada JSL Md Yaasiin Maxamed Yuusuf oo saaka kusoo biiray Xisbiga KAAH..

11/07/2026

"Aririmahay Xukumaddu ka gaabisay Tilmaamo dhaadheer ayaanu ka samayn doonaa oo Aan dacaayad ahayd oo run ah " Gudoomiye ku-xigeenka Xisbiga KAAH, Md Cabdilaahi Ibraahim Habane ( Cabdilaahi Dheere )

11/07/2026

Khudbadaha Madaxda Iyo Masuuliyiinta Saaka Kusoo biiray Xisbiga KAAH.

11/07/2026

“ Xisbiga KAAH, sumadiisu waa sinaan, sareedo iyo somaliland la wadaago”. Gudoomiyaha Xisbiga KAAH, Md Maxamuud Xaashi Cabdi..

11/07/2026

Xoghayaha Golaha dhexe ee Xisbiga KAAH, Garyaqaan Cabdikhaalaq Awal-bari oo xisbiga kaah kusoo dhaweeyey madax iyo masuuliyiin kusoo biiray..

Address

Hargeysa
Hargeisa

Telephone

+25263797778

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MUUQ MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MUUQ MEDIA:

Share