Faysal daacad official

Faysal daacad official welcome open hands 24/7 Hr online

01/01/2025

WALI WAXAN RAADINAYA WAXII AAN LAHAA

Xarunta dhexe ee ololaha Kamala Harris ee Washington , waxaa dadka ku sugan laga arkayaa inay niyad-jab, iyadoo dadka qa...
06/11/2024

Xarunta dhexe ee ololaha Kamala Harris ee Washington , waxaa dadka ku sugan laga arkayaa inay niyad-jab, iyadoo dadka qaar ay billaabeen inay isaga baxaan goobta ay ahayd in dabaal-degga u horreya ay ku qabsadaan haddii ay guul ka gaaraan doorashada, lamana filayo inay wax hadal ah jeediso waqtigan taageerrayaasheeda Harris.

Isha; Iman Jama.

28/07/2024

Hargaisa waxaan ka radinayay waxaan mooday

28/12/2023

Wali waxan raadinayaa waxii aan lahaa ? tolow yaa badidiisii raadinaya oo anu badida isla raadsanaa

10/12/2023

Duruufaha dhaqale ee ay wajahayaan bulshada ku nool somaliland 4sano ee udabeeyay iyo dhago laa.aanta xukumada talada haysa waa wax isu noqday cir iyo dhul wane waxay taariikhdu qori doonto waxa god modaw ku dhacay dhamaan ilihii dhaqale ee bulashadu ogsajiinta u ahayad dadku waxay daris la noqdeen sixir barar maceeshadeed kor u kac shidaal xanuun aan dawo lahayn daryeel xumo caafimad shaqo la.an dawladeed camal laa.an bahsan oo bulshadu ehel u noqday dhamaan dhibatooyinkaa oo bulshadu la nooshay waa kuwo ugub ku ah xukumada hatan jirta iyo tamar laa.anta ka jirta dhaamaan masuuliyiinta ku shaqo la.aa ahawlan wali dadku waxay radinayaan waxii ay lahayeen

Wali ma hayo gabdhii khalasata iga noqotay ee dhulbahante mid isaaq ah oo musharax iyo garab iyo gashan u noqota miskiin...
22/11/2023

Wali ma hayo gabdhii khalasata iga noqotay ee dhulbahante mid isaaq ah oo musharax iyo garab iyo gashan u noqota miskiinkan

10/08/2023

Yaaaab waxan la yabay ninkii garadka ahaa ee gala dagalka ma waxa iskaga eekaday harti iyo isaaq muxuu garxajis kaga meeraysta war horta odaygu ma waxu lasheekaysta khalid bakayle iyo kan yare jarmali la dhahee qarokood uga cararay dolka afka kagaga hadhay

09/08/2023

Waxan si weyn u tabnay mantoo kale ilhay godka ha ku janeeye xaaj xabdi warabe .suladan maxamed suladan cabdiqadir.

12/04/2023
10/04/2023
05/04/2023

Address

Road Number One
Hargesa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faysal daacad official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share