Muniir abdullahi

Muniir abdullahi ASC halkan kala soco barnaamijyo kala duwan OO kuxiisa galiya

Walalkin😎
05/12/2022

Walalkin😎

Sheeko yar oo qosola 🤣Hada ka hor saddex cabtooy ah oo meel ku jaadaya 🥬aad ayay u mirqaamen sigaarkina 🚬 waa ka dhamaad...
03/10/2022

Sheeko yar oo qosola 🤣

Hada ka hor saddex cabtooy ah oo meel ku jaadaya 🥬aad ayay u mirqaamen sigaarkina 🚬 waa ka dhamaaday.

Mid iyaga kamid ah bay u dirsadeen intuu cabaar agtooda soo wareegay oo Uu wareeray ayuu isla iyagii kusoo noqday oo ku yiri sigaar ma haysan

Kulahaa mid baa noogu maqane soo fadhiiso 😁😅😂😂😂😂

Pigekan ii follow gareeya🙏❤
03/10/2022

Pigekan ii follow gareeya🙏❤

03/10/2022

Mention dheh gabar ama wil sidani ka suurowdo🤣🤣🤣
Oo isdan samayn lahaa😁🙏

18/05/2022

Kismaayo to Yoontey iyo VLog aad U qurux badan
Muqalkan oo dhames tiran👇halkan hoose kaso daawo❤✌
Visit
https://youtu.be/rkoHyOvieq8

Address

Kismayo

Telephone

+252618352484

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muniir abdullahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Muniir abdullahi:

Share

Category