Horizon international school

Horizon international school Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horizon international school, Area cisbitaalka wayn lascnod, Laascaanood.

28/08/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH🎓

Waxaan si farxad leh idiinku bishaaraynaynaa in dib loo furay Horizon international school , oo ah goob waxbarasho loogu talagalay in ardayda lagu siiyo waxbarasho tayo leh iyo tarbiyad wanaagsan.

✅ Waxbarasho tayo leh
✅ Macallimiin khibrad leh
✅ Daryeel iyo la socodka ardayda
✅ Kobcinta aqoonta iyo akhlaaqda

🎓 Diiwaangelintu way furan tahay!

Waalidiinta iyo ardayda waxaan ku soo dhaweynaynaa inay nagu soo booqdaan oo ay wax badan ka ogaadaan adeegyada dugsiga.

📍 Goobta: Area dhakhtarka wayn
📞 Telefoon: 0638691098
📅 Bilowga waxbarashada:29/9/2026

Horizon international school

Aqoonta maanta, mustaqbalka berri. 🌟

Sawiro Ardayda school horizon oo ka qayb gashay xaflada sanad guurada waqooyi bari
31/07/2026

Sawiro Ardayda school horizon oo ka qayb gashay xaflada sanad guurada waqooyi bari

Horizon international schoolLas Anod extend their heartfelt congratulations and best wishes to all the people and commun...
29/07/2026

Horizon international schoolLas Anod extend their heartfelt congratulations and best wishes to all the people and communities of North Eastern State on the occasion of the 1st Anniversary of the founding of the North Eastern State Government, commemorated on July 30.

We pray to Almighty God that this new year brings peace, progress, unity, and prosperity, and that it strengthens solidarity, justice, and the collective efforts to build a brighter future for all the people of North Eastern State.

Happy 1st Anniversary – July 30!

Hambalyo❤️Waxan hambalyo udiraya  ardayda manta ka qalin jabisay Glaska Kg waxan idin rajaynaya insha allah inad waxbara...
23/07/2026

Hambalyo❤️

Waxan hambalyo udiraya ardayda manta ka qalin jabisay Glaska Kg waxan idin rajaynaya insha allah inad waxbarashadiina halkeedi kasıi wadaan

Waxa farxad noo ah inanu schoolkii ugu horeeyay ee xaflad noocan ah qabta inanu nahay

Hambalyo bahda Horizon international school

Qayb kamid ah ardayda horizon
03/06/2026

Qayb kamid ah ardayda horizon

Address

Area Cisbitaalka Wayn Lascnod
Laascaanood

Telephone

+252633962501

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horizon international school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share