Abubakar Ismail

Abubakar Ismail Horumarku wuxuu ku yimaada waa inaad tusaale fiican u noqotid bulshadaada. 😎

Ku xidhnow page-keena waxaad ka faa’idi doontaa xogo kala duwan

Markasta iyo meelkastaba waad ku xidhnaan kartaa �

22/05/2026

Kusoo dhawaada STORE oo lagaga furey magaalada Laascaanood


Sakariye Wiriq Alle hakuu baraayo ganacsigaga .

21/05/2026

Waxaan bogaadin iyo dhiirigalin u dirayaa dhalinyaradda soo abaabushay koobka heerka afaraad ee degmadda wadajir ee magaaladda Laascaanood ee caasimadda Waqooyi Bari.

Sido kale waxaan fariin loo marinayaa Dowladda, Ganacsatadda deegaanku leeyahay iyo Qurba joogtaba in ay ka qayb qaataan dhismaha Garoonka kubadda cagta ee Cabdi Bile Cabdi .





Meel fog gaadhsiiya sheegareeya.

11/05/2026

Waa waajib in laga qayb qaato olalaha dhisidda garoonka kubadda cagta ee Cabdi Bile qurba joog,Ganacsato iyo Dowladdaba….More



10/05/2026

Dhalinyaradda Ciyaartowda Gobolka Sool oo ka hadlay xaaladda ka jirta deegaanadooda, sido kale waxay dhaliil u direen oo ay cambaareeyeen xidhiidhka kubada cagta Puntland iyo wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha.

09/05/2026

Uma baahna dhalinyaradda waqooyi bari in social media wax lasoo dhigo lagaga hadlo, wax qabad ayay u baahan tahay…..More



08/05/2026

Waa ciyaartow kamida caasimadda Garoowe wuxuu galabta sheegey inaysan ahayn degmadda ay la ciyareen Magaca Laascaanood wadatay inaysan ahayn mid dhab ah ama sax ah waana ta lagu yaqaan ciyartowda.

Aad ayuu u mahadsan yahay maadama uu runta ka hadlay 🙏

07/05/2026

Gudoomiyaha xidhiidhka kubadda cagta waqooyi bari labo qodob ayuu ka dhawaajiyey.

1- in koob degmooyinka ah la qaban doono ayna ku jiri doonaan degmooyinka maamulka Puntland.

2- in laga qayb qaato dhisida garoonka Cabdi Bile Cabdi.

Barito duhur waxad halkan ka daawan doontaan falan qayn ku saabsan qofobadaas.

9/5/2026
Sabtida 1:30pm duhurnimo

06/05/2026

Qardho iyo Jr ayaa wada dheelaya galabta 😂

Runtu dadka k**a nixiso bal dadkii caqliga badnaa wwxay garan waayeen oo siyaasiyiin sheeganaya baa shacabku garteen. 😂

Su’aasha is waydiinta leh ayaa ah maxay u qabtaan shirkadaha deegaankeena joogaa dhanka Sports ka? Shirkadda Gollis waxa...
04/05/2026

Su’aasha is waydiinta leh ayaa ah maxay u qabtaan shirkadaha deegaankeena joogaa dhanka Sports ka? Shirkadda Gollis waxay qayb wayn ka tahay koobka Puntland ka socda hada, ma wasaaradda dhalinyaradda iyo Ciyaaraha ayaan wax aqoon ah u lahayn in shirkadahha magaalada loo tago siday qayb uga noqon lahaayeen horumarka dhanka ciyaaraha iyo waliba dhisidda Gatoonoa kubadalda cagta Cabdi Bile Cabdi oo ilaa iyo hada dayac wayni ka muuqdo.

Shirkadaha magaaladda ka shaqeeya iyo dowladuba qayb wayn haka qaadato dhisidda garoonka iyo horumarka ciyaaraha deegaanadda.

04/05/2026

Wali k**aydaan soo bixin xilkii idinka saarnaa page kayga inaad kor u qaadaan si aan u sii wado horumarka sportska iyo dhiiri galinta deegaanada waqooyi bari kor haloo qaado 10k hala gaadhsiiyo 24hrs gudihii is xilqaama maanta.



Address

Ali Barre
Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abubakar Ismail posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abubakar Ismail:

Share