Deeq Photography

Deeq Photography DEEQ MEDIA GROUP waxaad ka heleyasaa :- 1 duubista xafladaha iyo aroosyada iyo nashqadeyntooda
2 qaadista sawirada
3 qurxinta short filmska IWM

Hadii aad ku nooshahay muqdisho iyo nawaaxigeeda waxaan kugu wargelineynaa in deeq photography uu sameen doono offer caj...
13/06/2018

Hadii aad ku nooshahay muqdisho iyo nawaaxigeeda waxaan kugu wargelineynaa in deeq photography uu sameen doono offer cajiib kaasoo socon doono qiimo dhimis weyn
Waxa lagu guugu adeegi doono sawiro ku qanciya + amazing editing + quick sending
Fadlan igala soo xiriir 612711711 ama 612575703

Hambalyo ardeyda ka qalin-jibisay iskoolka syl part 2 digfeer.Waxaana hada dabka soo saran sawiradii xaflada qalin jibin...
28/04/2018

Hambalyo ardeyda ka qalin-jibisay iskoolka syl part 2 digfeer.
Waxaana hada dabka soo saran sawiradii xaflada qalin jibin ee dufcadii 14 ee qeybta digfeer 2017-2018
❤❤👍👍❤❤😍😍

Xilliga qorax-dhaca iyo deegaan darusalaam iyo caasimada barakeysan
10/03/2018

Xilliga qorax-dhaca iyo deegaan darusalaam iyo caasimada barakeysan

Waxaan dhaman asxbta ogeysiinenaa in aan si ras.i ah u bilaawnay barnamijka   Barnaamijka   waxaad ka kooban yhy 2 qeybo...
01/03/2018

Waxaan dhaman asxbta ogeysiinenaa in aan si ras.i ah u bilaawnay barnamijka
Barnaamijka waxaad ka kooban yhy 2 qeybood
Qeybta 1aad waa sawir qaadis kaliya iyo meesha aad dalbatid oo lagu raacayo
Qeybta 2aad waxay intaa dheer thy qof waxaa laga soo qadaa mesha uu dalbado markii uu usoo dhamaado sawirada ama barnaamijkana mesha ayaa lagu soo celinaa oo shirkada ayaa gaari u qaas ah leh

Balanteenu waa iyo waliba casimada somalia ee muqdisho

      SYL Primary And Secondary Part 2 DigfeerShoot by me with canon 700d and 18-55mm lens
28/02/2018


SYL Primary And Secondary Part 2 Digfeer
Shoot by me with canon 700d and 18-55mm lens

Great shoot by Deeq Photography in syl part 2 digfeerDad xusid mudan  And
28/02/2018

Great shoot by Deeq Photography in syl part 2 digfeer
Dad xusid mudan
And

Address

Degmada Hodan
Mogadisho

Telephone

612711711

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deeq Photography posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category