Hoomeey mahdi fiile

Hoomeey mahdi fiile thanks welcome si anshax ku dheehantahay guys

Jaamacad ku taal Jarmalka ayaa waxay daraasad ku sameeyen lo’da  habka islamka ay u qalaan, si ay u ogaadaan dariiqada a...
14/07/2024

Jaamacad ku taal Jarmalka ayaa waxay daraasad ku sameeyen lo’da habka islamka ay u qalaan, si ay u ogaadaan dariiqada ay ayaga u qalaan iyo mida islamka tee ugu xanuun iyo silic badan, markay qalaayen waxay maskaxda ka saareen EEG si loo ogaado xanuunka heerkiisa.

Markii la qalay 3da ilbiriqsi ee ugu horeysey qalabka wax is bedel ah oo maskaxda ku dhacay ma muujinin taasina waxay u dhiganta xanuun ma dareemin, 3da ilbiriqsi ee ku xigo waxaa muuqatay neefka inuu suuxay sababtoo ah meeshii laga qalay ayaa dhiig fara badan ka baxay saas darteed maskaxda dhiig uma gudbin. 6 ilbiriqsi markay gaartay EEG ga wuu istaagay sababtoo ah neefkaba ma noola oo wuu dhintay. Waxaa la ogaaday neefka dariiqada islamka ay u qalaayaan inuu xanuun ku dareemeynin oo uu marna gelayo heer suuxid ka dibna suuxida intuu ku dhex jiro naftaba ka baxeyso.

Neefka marka la qalo, rafashada uu rafanaayo waxaa la moodaa, xanuun inuu ugu wacan yahay, taas ayadana waxaa la yiri waa nervaha, wadnaha wuxuu isku dayaa dhiiga inuu maskaxda u gudbiyo dhiigii maskaxda ma gaaraayo banaanka ayuu ku daadanaa. Intaasoo idil markay dhacaayan neefka dareeme ma lahan ogaalkana wuu ka maqan yahay Subxaanallah (Alle) naxariistiisa balaaranaa✍🏽.

Alx lillaah ilaaheey ayey mahad usugnaatayAlle kasuko waxaan umahad celinaayaa hooyadeey mcaan iyo aabaheey mcaan oo igu...
08/07/2024

Alx lillaah ilaaheey ayey mahad usugnaatay
Alle kasuko waxaan umahad celinaayaa hooyadeey mcaan iyo aabaheey mcaan oo igusoo barbaariyey wanaag iyo kalgaceyl
Hooyo iyo aabe waligeey idiinma iloobi dooono sidaad yaraanteeyda iigusoo naxariisateen ilaaheey ha idiinkugu naxariisto......🤌👇

waxaan dhamaan halkaan kasalaamaayaa eheladi iyo qaraabadii aan kadhashay sidoo kale walaalahi aan iskumeel kusoo wada barbaarnay iyo dhamaan dadkii aan isku ceyshka aheyn waxaan taaaganahay wadadi aheeyd weeynaade ayaa wanaagsanaado
Guusha iyo guuldarada cidna gooni uma lahan

Galab cudoon fiidnimo wanaagsan maalin boqran........
08/07/2024

Galab cudoon fiidnimo wanaagsan maalin boqran........

Dhamaantiina aad iyo aad ayaad umahadsantihiin waxaan idiinkala socdaa.....qalbiga __ waan idiinwataa gar iyo gardaro......
24/06/2024

Dhamaantiina aad iyo aad ayaad umahadsantihiin waxaan idiinkala socdaa.....

qalbiga __ waan idiinwataa gar iyo gardaro....
Madaxa ayaad iisaarantihiin__
Walaalheeyga qiimaha iyo shararfta iga.
Mudan._________..

Shre__dheh-_-like._saar__aragtidaadana..
Comentiga__nagula soo wadaag..mahadsanid..

30/12/2023

Kumaa ku abuuray

28/12/2023
28/11/2023
27/11/2022

Wiil raxweyn ah iyo gabar reer xamar ah maxaa kala qabsaday...........

Address

Mogadishu
QAASI123

Telephone

+252612133676

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hoomeey mahdi fiile posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category