Man cirro Portrait

Man cirro Portrait Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Man cirro Portrait, Photography Videography, moqdisho bandir, Mogadishu.

19/03/2026

     #
16/03/2026

#

15/03/2026

13/03/2026

Afur wadareed Sunrise Hotel

Afur wadareed Sunrise Hotel
13/03/2026

Afur wadareed Sunrise Hotel

Classic Barber, oo ah timo-jare casri ah ayaa laga furay Magaalada Caasimadda ah ee Dhuusamareeb, Timajarahan ayaa bixdo...
11/03/2026

Classic Barber, oo ah timo-jare casri ah ayaa laga furay Magaalada Caasimadda ah ee Dhuusamareeb, Timajarahan ayaa bixdoona adeegyo tayo sare leh. Goobtan cusub ayaa loogu talagalay in ay bulshada siiso adeegyo timo-jaris, dhaqisaka wajiga iyo quruxinta Timaha , isla markaana la jaanqaadaya hababka casriga ah.
β€Ž
β€Ž

kulanka galbta ciyaarta Ramadan Cup:⚽  Baaldahab vs caasimada decoration sc β€’ πŸ† Tartanka: Ramadan Cup
06/03/2026

kulanka galbta ciyaarta Ramadan Cup:

⚽ Baaldahab vs caasimada decoration sc
β€’ πŸ† Tartanka: Ramadan Cup

kulanka galbta ciyaarta Ramadan Cup:⚽  Baaldahab vs Coca-coLa β€’ πŸ† Tartanka: Ramadan Cup
01/03/2026

kulanka galbta ciyaarta Ramadan Cup:

⚽ Baaldahab vs Coca-coLa
β€’ πŸ† Tartanka: Ramadan Cup

πŸ”₯πŸ† RAMADAN CUP 2026 – DHUUSAMAREEB πŸ†                          kulanka galbta ciyaarta Ramadan Cup:               ⚽ SOM C...
28/02/2026

πŸ”₯πŸ† RAMADAN CUP 2026 – DHUUSAMAREEB πŸ†

kulanka galbta ciyaarta Ramadan Cup:

⚽ SOM CENTRAL vs. MR SHUWARMA

πŸ† Tartanka: Ramadan Cup

πŸ”₯πŸ† RAMADAN CUP 2026 – DHUUSAMAREEB πŸ†πŸ”₯Caasimadda Dhuusamareeb ayaa martigelinaysa tartanka kubadda cagta ee aad loo wada ...
26/02/2026

πŸ”₯πŸ† RAMADAN CUP 2026 – DHUUSAMAREEB πŸ†πŸ”₯

Caasimadda Dhuusamareeb ayaa martigelinaysa tartanka kubadda cagta ee aad loo wada sugayo – Ramadan Cup! βš½πŸŒ™

Bisha barakaysan ee Ramadan, dhalinyarada iyo taageerayaasha kubaddu waxay ku kulmayaan hal meel si ay u muujiyaan xirfad, midnimo, iyo xamaasad dhab ah. Koobkan ma aha oo kaliya tartan, waa isu-imaatin bulsho oo kor u qaadaya is-dhexgalka iyo horumarka ciyaaraha.

✨ Kooxo diyaarsan
✨ Taageerayaal xamaasad leh
✨ Tartamo xiiso leh ee Ramadan cup

Dhuusamareeb waxay noqon doontaa xarunta ciyaaraha iyo damaashaadka, iyadoo koox walba ku hamineyso inay qaado koobka sharafta leh ee Ramadan Cup 2026! πŸ…

Yaa qaadi doona koobka? Yaa noqon doona halyeyga tartanka? Jawaabta waxay iman doontaa marka la bilaabo kulamada xiisaha badan!

πŸ“ Goobta: Dhuusamareeb, Galmudug
πŸ“… Wakhtiga: Bisha Barakaysan ee Ramadan

Kaalay oo ka mid noqo xamaasadda! Taageer kooxdaada, dhiirrigeli ciyaartoyda, oo la wadaag farxadda Ramadan Cup! ⚽πŸ”₯

WELCOM MAN CIRO xaruntena Dhusamareb banaadir sawero qorox badan iyo muqalo πŸ“ΈπŸ€πŸ“žβ˜ŽοΈ :https://wa.me/+252616732348 :61432250...
24/02/2026

WELCOM MAN CIRO xaruntena Dhusamareb banaadir sawero qorox badan iyo muqalo πŸ“ΈπŸ€πŸ“žβ˜ŽοΈ :https://wa.me/+252616732348 :614322503βœ…

Address

Moqdisho Bandir
Mogadishu
000

Telephone

+252616732348

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Man cirro Portrait posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share