War cad

01/07/2025

Ishii buktaay ku bikaacso soomaaliya guul

30/06/2025

Africa's force

26/06/2025

Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda 26-ka Juun ee xornimada gobollada woqooyi ee dalka oo qiima weyn ugu fadhida gobannimada iyo wadajirka dalkeenna.

Munaasabaddan oo salka ku haysa miro-dhalka dhaqdhaqaaqyadii gobonnimo doonka ee ka curtay gobollada woqooyi, maanta weli waxaa muuqata baahida loo qabo halgan lagu xoojiyo midnimada, isjacaylka iyo wadajirka dadka Soomaaliyeed.

Shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa in ay muujiyaan, una dabbaal degaan Toddobaadka Xorriyadda oo caawa inoo bilowday, si aynu kor ugu qaadno wacyiga waddaniyadeed ee bulshadeenna, una muujinno muuhiimadda ay inoogu fadhido xoriyadda.

Hambalyo munaasabadda 26-ka Juun

20/06/2025

Inji neeradii iiraan oo guul gaarey

18/06/2025

''RW Xamsow Aniga oo ku hadlaya Afka Isimada Puntland ayaa Raali-gelin kaa siinayna gafkii Wasiir Caydiid kuu geystay '' Beeldaaje Cali Beeldeeje Salaad

18/06/2025

Alaahu akbar yahuudu caawa cabaad ayaa ka socda ilaahow usiyaadi jabka gaarey

18/06/2025

Iiraan ayaa caawa adeegsaty gantaalka lagu magacaabo
Sijiil kaas oo si toosa oogu dhacey bartil maameedkii loogu talo galey

16/06/2025

Shacabkii israa iil halkaa ayey ka mareysaa

16/06/2025

Alaahu akbar ilaahow yahuuda jabka u siyaadi

15/06/2025

Af hayeenka ciidan iraan ayaa hada hadal jeediyey wuxuuna sheegey in ey israa iil udhamaatey oo la waayi doono

15/06/2025

Alaahu akbar jecliyaa jabka yahuuda ku dhacey

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when War cad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category