A Lone

A Lone Sheekooyinka jaceelka

11/03/2026

Cebaha sxbkaga ha sheegin Hassan Sheikh Mohamud A Lone Munasar Mohamed

14/02/2026

Masha Allah muqdisho cadey A Lone

11/02/2026
11/02/2026

Qabyalada haleska dhaafo wadamada kale waxa Naga reebay waa qabyalada
A Lone โœ๏ธ

Iskadaa qof hadal iyo Eray aad tidhaahdee Indhahaaga oo qudha Qofka aad ku eegtaa Ifka ugu nasiib badan ".๐Ÿ˜ญโค๏ธ๐Ÿ’๐Ÿฅบ    A Lon...
29/01/2026

Iskadaa qof hadal iyo Eray aad tidhaahdee Indhahaaga oo qudha Qofka aad ku eegtaa Ifka ugu nasiib badan ".๐Ÿ˜ญโค๏ธ๐Ÿ’๐Ÿฅบ A Lone

08/01/2026

Intaa sexan Ka hor aqri docadan

08/01/2026

ุตู„ูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…๐Ÿค

Dhola cadeyntaada wa dhiira gelinteyd dhabta ah oo dhan walbo iga dhisto.Dhabtii Dhimasho inay na kala dheereyso mooye d...
03/01/2026

Dhola cadeyntaada wa dhiira gelinteyd dhabta ah oo dhan walbo iga dhisto.

Dhabtii Dhimasho inay na kala dheereyso mooye dhankaaga ahay welibana ahaan doonaa I.a โค๏ธ.โœ๏ธ

02/01/2026

Lagama yaabo inaan meel kale ka aado sabbto ah adaan kaga so g'o ay dad o dhan". ๐Ÿฅบ๐Ÿ‚. โœ๏ธ

*Markaan ku arkay markii ugu horreysay, qalbigayga wuu istaagay. Ma ahayn qurux keliya, waxay ahayd deganaanta wejigaaga...
13/10/2025

*Markaan ku arkay markii ugu horreysay, qalbigayga wuu istaagay. Ma ahayn qurux keliya, waxay ahayd deganaanta wejigaaga, codkaaga oo deggan, iyo iftiinka indhahaaga. Ilaa maalintaas, nolosheydu waxay laโ€™aan adiga tahay sida ubax laโ€™aan roob.*
๐Ÿซถ๐Ÿ’•๐Ÿ‘‘๐Ÿ’•. A Lone โœ๏ธ

"Adduunyada wax kale kuma haysto oo aan ka ahayn qalbigayga, qalbigaygu waa qaali, qof qaali ah oo kaliya ayaa qaadan ka...
18/07/2025

"Adduunyada wax kale kuma haysto oo aan ka ahayn qalbigayga, qalbigaygu waa qaali, qof qaali ah oo kaliya ayaa qaadan kara."

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when A Lone posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category